19/08/2026
HOPE UNIVERSITY & KAMPALA UNIVERSITY PARTNERSHIP – MASTER’S PROGRAM
17 SANO. TAARIIKH DHAXALGAL AH. XIRFADLAYAAL KA QALINJABISAY MASTERKEENA OO MAANTA HOGGAAMINAYA SOOMAALIYA.
Jaamacadda Hope, Muqdisho waxaa xarunteeda Muqdisho ka socda Imtixaannada Dhammaadka Simistarka ee Tacliinta Heerka Labaad (Master's).
Ku dhawaad labaatan sano, barnaamijka Master-ka ee Jaamacadda Hope wuxuu soo saarayay xirfadlayaal ka qabta xilal sare dalka gudihiisa iyo caalamka — oo ay ku jiraan Xildhibaanno Baarlamaan, Wasiirro, mas'uuliyiin sarsare oo dowladeed, dhaqaatiir caafimaad, iyo saraakiil sarsare oo ka tirsan hay'adaha caalamiga ah.
Jiilba jiilka ka dambeeya, fasallada tacliinta sare ee Hope waxay soo saareen hoggaamiyeyaal ka gudbay qaadashada shahaadooyin kaliya, balse gaaray in ay qaabeeyaan hay'ado, saameyn ku yeeshaan siyaasadda, maamulaan ururro, si dhab ahna ugu adeegaan bulshada.
Maantana, dufcad kale oo ku hawlan in ku biiraan qalinjabiyaasha ayaa u fadhida imtixaankoodii.
📚 17 sano oo bixin tacliinta Master-ka ah.
🎓 Kumanaan xirfadlayaal oo ka qalinjabiyay.
🏛️ Hoggaamiyeyaal u adeegaya guud dowladda iyo bulshada.
🌍 Qalin-jebiyeyaal gacan ka geysanaya heer qaran iyo heer caalami.
📍 Jaamacadda Hope — Halka Aqoontu ay Hoggaan isugu Beddesho.
Muqdisho, Soomaaliya
========
HOPE UNIVERSITY & KAMPALA UNIVERSITY PARTNERSHIP – MASTER’S PROGRAM
17 YEARS. ONE LEGACY. A GRADUATE COMMUNITY THAT LEADS SOMALIA.
Today, Hope University, Mogadishu is hosting the Master’s End-of-Semester Examinations at its campus in partnership with Kampala University.
This is more than an examination session. It is a reflection of 17 years of postgraduate academic excellence.
For nearly two decades, Hope University’s Master’s programmes have been preparing professionals who have gone on to serve Somalia and the international community at the highest levels — including Members of Parliament, Ministers, senior government officials, medical doctors, and high-ranking officers of international organisations.
Generation after generation, Hope’s postgraduate classrooms have produced leaders who have gone beyond earning degrees to shaping institutions, influencing policy, managing organisations, and serving society.
And today, another cohort sits for its final examinations.
📚 17 years of Master’s education.
🎓 Thousands of professionals shaped.
🏛️ Leaders serving across government and society.
🌍 Graduates contributing nationally and internationally.
📍 Examinations taking place at Hope University, Mogadishu.
Some universities teach for today. Institutions like Hope University build for generations.
The legacy continues.
Hope University — Where Knowledge Becomes Leadership.
Mogadishu, Somalia
"