08/12/2025
Our Participation in UNIDO’s Global Industrial Summit & 21st General Assembly🤝
From 20–27 November 2025, our Hub Manager proudly represented our organization at the Global Industrial Summit and the 21st Session of the UNIDO General conference, held in Riyadh, Saudi Arabia.
This global gathering brought together policymakers, industry leaders, and development partners to advance sustainable industrialization and foster innovation-driven growth.
A special thank you to for inviting us to be part of this important global platform. Your support and partnership are truly appreciated.
We look forward to applying the insights gained and exploring new collaboration opportunities for impactful programs ahead.
———————————————
Intii u dhaxaysay 20–27 November 2025, Maamulaha iRise Hub waxa uu si sharaf leh u matalay hay’adda Shirka Warshadaha Adduunka ee UNIDO iyo Kulank-waynaha 21-aad ee UNIDO, oo ka dhacay Magaalada Riyaad, Boqortooyada Sacuudiga.
Shirkan caalamiga ah waxa uu iskugu keenay madax dawladeed, hoggaamiyeyaal warshadeed iyo bah-wadaagyo horumarineed si loo xoojiyo warshadeynta waarta, loona dhiirrigeliyo koboc hal-abuur ku dhisan.
Waxaan u mahadcelinaynaa UNIDO-somalia martiqaadkooda iyo fursadda ay naga siiyeen ka-qaybgalka madal caalami ah oo muhiim ah. Waan ku faraxsanahay taageeradiinna iyo iskaashiga joogtada ah.
Waxaan rajeyneynaa inaan ka faa’iidaysanno aqoonta iyo aragtiyaha la helay, aanna sii ballaarinno fursadaha iskaashi ee UNIDO iyo Dalka Sacuudiga, barnaamijyo saamayn leh mustaqbalkana aan idiin keeno.