Manbacu Al-culuum

Manbacu Al-culuum ku soo dhawoow mu'asassada manbacu -Alculuum

10/06/2026
๐ŸŽ“ ๐—๐š๐Ÿ๐ฅ๐š๐ ๐๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐‰๐š๐›๐ข๐ง ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” ๐ŸŽ“Alxamdulillaah, waxaa si heer sare ah noogu qabsoontay Xarunta Weyn ee Muโ€™asasada Manbacu Al-...
10/06/2026

๐ŸŽ“ ๐—๐š๐Ÿ๐ฅ๐š๐ ๐๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐‰๐š๐›๐ข๐ง ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” ๐ŸŽ“

Alxamdulillaah, waxaa si heer sare ah noogu qabsoontay Xarunta Weyn ee Muโ€™asasada Manbacu Al-culuumum (KPP), Xafladd Qalin-jabinta arday dhammeysatay qeybaha kala duwan ee waxbarashada.

Ardaydan ayaa si guul leh u soo dhammeysatay qeybaha kala ah:
1. Aqriska iyo Qorrista
2. Xifdinta Qurโ€™aanka Kariimka
3. Barashada Kutubta Cilmiga Shareecada,

Ardaydaan qaar ka mid ah waxa ay u diyaar-garoowayaan Imtixaanka Shahaadiga ah Fasallada 8aad, iyo 12aad, ee nagu soo fool leh.

Munaasabadda waxaa sidoo kale lagu guddoonsiiyay ardayda shahaadooyin caddeynaya heerka aqooneed oo ay gaareen iyo dadaalkii ay geliyeen waxbarashadooda.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaan ardayda qalin-jabisay, waalidiintooda, macallimiintooda iyo maamulka muโ€™asasadda. Waxaan Allaah uga baryeynaa inuu ku anfaco cilmigooda, kana yeelo kuwo dalkooda, dadkooda iyo diintooda waxtar u leh.
Inshaa Allaah.

๐ŸŒน ๐™ƒ๐™–๐™ข๐™—๐™–๐™ก๐™ฎ๐™ค ๐™‚๐™ช๐™ช๐™จ๐™๐™– ๐™’๐™š๐™ฎ๐™ฃ!
๐Ÿ“š ๐™ˆ๐™ชโ€™๐™–๐™จ๐™–๐™จ๐™–๐™™๐™– ๐™ˆ๐™–๐™ฃ๐™—๐™–๐™˜๐™ช ๐˜ผ๐™ก-๐™˜๐™ช๐™ก๐™ช๐™ช๐™ข

ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽโ€œุฅู†ู‘ูŽ ู„ู„ู‡ ู…ุง ุฃุฎุฐุŒ ูˆู„ู‡ ู…ุง ุฃุนุทู‰ุŒ ูˆูƒู„ู‘ู ุดูŠุกู ุนู†ุฏู‡ ุจุฃุฌู„ู ู…ุณู…ู‘ู‰โ€Waxaan murugada iy...
21/04/2026

ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ
โ€œุฅู†ู‘ูŽ ู„ู„ู‡ ู…ุง ุฃุฎุฐุŒ ูˆู„ู‡ ู…ุง ุฃุนุทู‰ุŒ ูˆูƒู„ู‘ู ุดูŠุกู ุนู†ุฏู‡ ุจุฃุฌู„ู ู…ุณู…ู‘ู‰โ€

Waxaan murugada iyo tiiraanyada la qeybsaneynaa dhammaan ehelka, qoyska iyo qaraabada uu ka baxay ๐€๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ฎ ๐ง๐š๐ฑ๐š๐ซ๐ข๐ข๐ฌ๐ญ๐ž๐ž ๐’๐ก๐ข๐ข๐ค๐ก ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฑ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐, oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Waxaan si gaar ah tacsi ugu diraynaa dhammaan qoyskiisa, ehelkiisa iyo asxaabtiisa, gaar ahaan Maamulaha Manbacu Al-Culuum, Shiikh Siciid Shiikh Cabdiraxmaan Maxamed.
Waxaan Alle uga baryeynaa marxuumka in uu ku mannaysto naxariistiisa ballaaran, qabrigana u waasiciyo, kana waraabiyo Jannatul Firdowsa. Sidoo kale waxaan Allaah uga baryeynaa ehelka iyo qaraabada uu ka baxay sabar iyo iimaan Eebe ka siiyo.
Aamiin Aamiin Aamiin.

๐Ÿ“ข ๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo culimada ku taxan xalaqaadka kitaabada ka socday ๐Œ๐š๐ฌ๐ฃ๐ข๐๐ค๐š...
26/03/2026

๐Ÿ“ข ๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo culimada ku taxan xalaqaadka kitaabada ka socday ๐Œ๐š๐ฌ๐ฃ๐ข๐๐ค๐š ๐€๐ฅ-๐…๐š๐š๐ญ๐ข๐ฑ ๐ž๐ž ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐Š๐š๐ฑ๐๐š, in duruustii dib loo bilaabi doono dhawaan, Insha Allah.

Sidoo kale, waxaa la bilaabi doonaa laba kitaab oo cusub, kuwaas oo kala ah:

๐’a๐ฑi๐ขx M๐ฎs๐ฅi๐ฆ ุตุญูŠุญ ู…ุณู€ู€ู„ู…
S๐ฎn๐šn A๐ฅ-๐i๐ฌa๐šโ€™๐ข ุณู€ู€ู† ุงู„ู†ุณู€ู€ุงูŠู”ูŠ

Inshaa Allaah halaga Faaideysto.

02/02/2026

Hoyadu waa lama huran
Iyo deeq cabdi nuur

๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ก & ๐—•๐—ข๐—š๐—”๐—”๐——๐—œ๐—ก Alxamdulillaah, waxa si guul iyo barako leh ku soo gabagaboobay ๐๐š๐ญ๐ข๐ง๐ค๐š ๐Š๐ข๐ญ๐š๐š๐›๐ค๐š ๐Ÿ‘-๐š๐š๐, ee akhrinta ...
31/12/2025

๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ก & ๐—•๐—ข๐—š๐—”๐—”๐——๐—œ๐—ก

Alxamdulillaah, waxa si guul iyo barako leh ku soo gabagaboobay ๐๐š๐ญ๐ข๐ง๐ค๐š ๐Š๐ข๐ญ๐š๐š๐›๐ค๐š ๐Ÿ‘-๐š๐š๐, ee akhrinta ๐”๐ฆ๐ฎ๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ ๐’๐ข๐ญ๐ญ๐š๐ก๐š (ุงู”ู…ู‡ุงุช ุงู„ุณุชุฉ) ee Axaadiista Suubanaha Nabiga ๏ทบ, gaar ahaan ๐Š๐ข๐ญ๐š๐š๐›๐ค๐š ๐’๐ฎ๐ง๐š๐ง ๐€๐›๐ข๐ข ๐ƒ๐š๐š๐ฎ๐ฎ๐ (๐‘๐‚).

๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐๐š:Masjidka Al-Faatix
๐—๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐๐š: Liiq liiqato โ€“ Degmada Kaxda, Muqdisho
Waxaan hambalyo u diraynaa ardayda ka faaโ€™iideysatay iyo culimada dadaalka ku bixisay, guud ahaan cid kasta oo ka qeyb qaadatay hirgelinta barnaamijkan kheyrka ah.
Ujeeddadu waa barashada Sunnada Nabiga ๏ทบ, fahamkeeda iyo ku camal falkeeda.

Dhawaan waxaa bilaaban doona akhrinta ๐Š๐ข๐ญ๐š๐š๐›๐ค๐š ๐’๐ฎ๐ง๐š๐ง ๐€๐ฅ-๐๐ข๐ฌ๐š๐š๐ข (ุณู†ู† ุงู„ู†ุณุงูŠู”ูŠ), kaas oo ah kii ugu dambeeyey afarta Sunan ee waaweyn, waqtigiisana si gaar ah ayaa idinla wadaagi doonnaa Inshaa Allaah.

Kulanka manta
18/12/2025

Kulanka manta

Kulanka galabta iyo.............
12/12/2025

Kulanka galabta iyo.............

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 23:00
Tuesday 06:00 - 23:00
Wednesday 06:00 - 23:00
Thursday 06:00 - 23:00
Friday 06:00 - 23:00
Saturday 06:00 - 23:00
Sunday 06:00 - 23:00

Telephone

+252613333809

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Manbacu Al-culuum posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Manbacu Al-culuum:

Shortcuts

Share