Cabdi Daa,uud Community

Cabdi  Daa,uud Community Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cabdi Daa,uud Community, Community Organization, Mogadishu.

Madaxda Galmudug oo si Mug iyo miisan Leh oga qeyb galey Xafladda Caleema saarka Iyo xil-wareejinta gudoomiyaha  Cusub E...
15/01/2026

Madaxda Galmudug oo si Mug iyo miisan Leh oga qeyb galey Xafladda Caleema saarka Iyo xil-wareejinta gudoomiyaha Cusub Ee Degmada ee Gobalka Mudug, Mudane: Abdiaziiz Qayliye

Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug ayaa Abdiaziiz Qayliye  u magacowday Gudoomiyaha Degmada Xerodhagaxley ee Gobolka Mud...
13/12/2025

Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug ayaa Abdiaziiz Qayliye u magacowday Gudoomiyaha Degmada Xerodhagaxley ee Gobolka Mudug.

Qaar ka mid ah dhalinyarada Cabdi Daa,uud ee dagmada Galkacyo oo kulan soo dhawayn iyo sagootin iskugu jira u sameeyay G...
29/11/2025

Qaar ka mid ah dhalinyarada Cabdi Daa,uud ee dagmada Galkacyo oo kulan soo dhawayn iyo sagootin iskugu jira u sameeyay Gudoomiyaha Dhalinyarada Cabdi Daa,uud ee Gobalka banaadir Jabir Abdi Qalonbi.

Cabdi  Daa,uud Community
31/08/2025

Cabdi Daa,uud Community

Galabta 9:00 galabnimo waxaa Hotel Salaama ka furmi doona shirka Beelweynta Cabdi Daauud, waxaana kasoo qayb gali doona ...
29/08/2025

Galabta 9:00 galabnimo waxaa Hotel Salaama ka furmi doona shirka Beelweynta Cabdi Daauud, waxaana kasoo qayb gali doona dhammaan xubnaha iyo waxgaradka beesha Reer Cabdi Daauud.

Hambalyo Gudoomiyaha Maxkamadda Degmada Hobyo Ee Gobolka mudug   sheikh Mohamuud Tahlil Mohamed
25/02/2025

Hambalyo Gudoomiyaha Maxkamadda Degmada Hobyo Ee Gobolka mudug sheikh Mohamuud Tahlil Mohamed

21/11/2024

Ilbaxnimo, Horamar, firfircooni, Dal-tabxasho Iyo soo dhawayn wanaagsan Intaasba waxa kulansatay Dagmada Cusub ee

Madaxweynaha Galmudug Ahmed abdi kariye Qoor Qoor ayaa xeer Madaxweyne ku Saxiixey   degmonimada Xero dhagaxley Ee Gobol...
10/11/2024

Madaxweynaha Galmudug Ahmed abdi kariye Qoor Qoor ayaa xeer Madaxweyne ku Saxiixey degmonimada Xero dhagaxley Ee Gobolka Mudug oo dhawaan La marsiyey sharciyada Golayaasha Barlamaanka iyo wasiirada Galmudug ,
Dagmada xero dhagaxley waxay ka mid tahay Degmoyinka Taarikhiga ah Ee Galmudug islamarkaana wax soo saarka Leh soona koraya dadka degaanka ayaa ujaheystay Hormarinta Degankooda si loo dad iyo Degaanka Hormarsan,

Address

Mogadishu

Telephone

+252618094035

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdi Daa,uud Community posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Cabdi Daa,uud Community:

Share