UNDP in Somalia

UNDP in Somalia UNDP is the leading UN organization fighting to end the injustice of poverty, inequality and climate change in United Nations Development Organization

When communities lead, change happens.In  , development partners ๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ด ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ฑ ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ญ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ช witness firsthand how local solutions ar...
24/09/2026

When communities lead, change happens.

In , development partners ๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ด ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ฑ ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ญ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ช witness firsthand how local solutions are strengthening services, promoting peace, and improving everyday life.

Story: ๐Ÿ‘‰ https://go.undp.org/NnY

Norad European Union in Somalia Embassy of Switzerland in Nairobi Embassy of Sweden in Nairobi Embassy of the Netherlands in Kenya
United Nations Development Programme - UNDP UNDP in the Arab States - ุจุฑู†ุงู…ุฌ ุงู„ุฃู…ู… ุงู„ู…ุชุญุฏุฉ ุงู„ุฅู†ู…ุงุฆูŠ ููŠ ุงู„ุฏูˆู„ ุงู„ุนุฑุจูŠุฉ

  is working to strengthen how it prepares for and recovers from drought.SODMA Somalia  and UNDP brought together repres...
22/09/2026

is working to strengthen how it prepares for and recovers from drought.

SODMA Somalia and UNDP brought together representatives from the Federal Government and Federal Member States in to help develop Somaliaโ€™s Drought Recovery and Resilience Strategy.

Insights from the two-day consultation will help shape a stronger approach to preparing for and recovering from drought in Somalia.

Learn more about UNDP's work in Somalia: https://www.undp.org/somalia

| UNDP in the Arab States - ุจุฑู†ุงู…ุฌ ุงู„ุฃู…ู… ุงู„ู…ุชุญุฏุฉ ุงู„ุฅู†ู…ุงุฆูŠ ููŠ ุงู„ุฏูˆู„ ุงู„ุนุฑุจูŠุฉ

UNDP Somalia's Resident Representative Christophoros Politis met with the Minister of Information, Culture, and Tourism,...
20/09/2026

UNDP Somalia's Resident Representative Christophoros Politis met with the Minister of Information, Culture, and Tourism, Abdifatah Qasim Mohamud, today.

Talks centered on building media capacity, improving access to reliable information, promoting information integrity, countering hate speech, and tackling misinformation and disinformation.

They also explored stronger early warning and public awareness campaigns, including climate and El Niรฑo preparedness, to help communities receive timely and trusted information. UNDP in the Arab States - ุจุฑู†ุงู…ุฌ ุงู„ุฃู…ู… ุงู„ู…ุชุญุฏุฉ ุงู„ุฅู†ู…ุงุฆูŠ ููŠ ุงู„ุฏูˆู„ ุงู„ุนุฑุจูŠุฉ SONNA Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Radio Mogadishu Abdulfatah Kasim Mohamud

17/09/2026

From Kismayo, UNDP Somalia Resident Representative, Christophoros Politis, highlights what locally led development can deliver: stronger communities, peacebuilding and better access to justice.

โ€œA grassroots engagement and a bottom-up approach to development is very much needed today.โ€

Supported through the .

Learn more about our work on peace & reconciliation: https://go.undp.org/srsp

On justice reforms: https://go.undp.org/JJCP

And on local governance: https://go.undp.org/DK

17/09/2026

โ€œThe most important reason why we do this is to get results on the ground that mobilize people themselves and provide solutions.โ€

Norwayโ€™s Deputy Head of Mission in Nairobi, Christian Gahre reflects on the impact of joint UN projects under the Somali Joint Fund in Kismayoโ€”from community-led solutions and local resource mobilization to peacebuilding. ๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ด

Royal Norwegian Embassy in Nairobi

๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฆ๐š๐ฑ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ง๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ญ๐š ๐ค๐š ๐๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐Š๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ฒ๐จWakiillo ka socda bahwadaagta taageerta Soomaaliya ee No...
16/09/2026

๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฆ๐š๐ฑ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ง๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ญ๐š ๐ค๐š ๐๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐Š๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ฒ๐จ

Wakiillo ka socda bahwadaagta taageerta Soomaaliya ee Norway, Midowga Yurub ee Soomaaliya, Netherlands, Switzerland iyo Sweden, oo ay weheliyaan Wakiilka UNDP Soomaaliya Christophoros Politis iyo Somali Joint Fund---- ayaa booqday Kismaayo, Jubbaland, si ay u arkaan sida maalgelinta wadajirka ahi uga dhalinayso natiijooyin la taaban karo bulshada deegaanka.

๐๐ข๐ฒ๐จ-๐ฆ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ง๐ง๐จ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง, ๐ฐ๐š๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐š๐ก

Wafdigu waxay ka qayb galeen munaasabadda lagu wareejinayay mashruuc biyo-mareenno ah oo loo gudbinayay maamulka deegaanka. Mashruucan waxaa lagu taageeray barnaamijka iyo Sanduuqa Horumarinta Deegaanka, iyadoo ay qayb ka qaateen bulshada iyo maamulka deegaanka.

Mashruucu wuxuu wax ka qabanayaa caqabadaha la xiriira biyaha, wuxuuna gacan ka geysan doona abuurista deegaan oo u adkaysan kara xaaladaha adag.

Barnaamijku wuxuu sidoo kale xoojinayaa awoodda dowladaha hoose si ay si wax-ku-ool ah uga jawaabaan baahiyaha iyo xuquuqda dhammaan muwaadiniinta. Sannadkii 2025, in ka badan 1 milyan oo qof ayaa ka faaโ€™iiday dhismaha iyo dayactirka kaabayaasha muhiimka ah ee adeegyada dowladaha hoose iyo bulshada, guud ahaan Soomaaliya.

๐†๐จ๐จ๐›๐จ ๐ฐ๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐š

Dugsiga Ganaane, oo lagu dayactiray qaabka adeeg-bixinta ee DowladKaab, ayaa booqashada ku muujiyay sida maalgelinta kaabayaashu u horseedi karto fasallo ammaan ah iyo adeegyo muhiim ah oo si hufan u gaara carruurta Kismaayo.

๐Ž๐๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐ฅ ๐ฎ ๐ก๐ž๐ฅ๐š๐ฒ๐š ๐ค๐ก๐ข๐ฅ๐š๐š๐Ÿ๐š๐š๐๐ค๐š.

Wafdigu waxay la kulmeen odayaasha dhaqanka ee ka qayb qaata dib-u-heshiisiinta bulshada Jubbaland. Odayaashu waxay la wadaageen wafdiga sida ay u xalliyaan khilaafaadka beelaha iyo murannada dhulalka.

Shaqadni waxaa lagu taageeraa Barnaamijka Taageerada Dowlad-dhiska iyo Dib-u-heshiisiinta (SRSP), oo ah barnaamij ay si wadajir ah u fuliyaan UNDP iyo UNTMIS. Barnaamijku wuxuu gacan ka geystay xallinta 15 khilaaf oo ka dhex dhacay beelaha Soomaaliyeed, ka hor inta aysan isku badalin rabsho. Taasi waxay gacan ka geysatay in nolosha ay ammaan u noqoto in ka badan 2 milyan oo Soomaali ah.

๐‚๐š๐๐๐š๐š๐ฅ๐š๐ ๐š๐ฒ ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐ฎ ๐ฌ๐ข ๐Ÿ๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐ž๐ฅ๐ข ๐ค๐š๐ซ๐ญ๐จ

Iyadoo loo marayo Barnaamijka Wadajirka ah ee Caddaaladda iyo Asluubta (JJCP), kooxdu waxay la kulantay dadka ka shaqeeya Xallinta Khilaafaadka ee Baddalka ah (ADR) iyo xubno ka tirsan bulshada oo ka shaqaynaya sidii caddaaladdu u noqon lahayd mid la heli karo taas oo nabad ku dhisan. Shaqadani waxay xoojinaysaa kalsoonida iyo isku-duubnida bulshada ilaa heer deegaan.

Barnaamijku wuxuu tababar siiyay in ka badan 2,000 dhexdhexaadiye oo ka shaqeeya xarumaha ADR, kuwaas oo sannadkii 2025 oo kaliya gacanta ku dhigay in ka badan 5,300 kiis.

Laga soo bilaabo biyo-mareennada ilaa xallinta khilaafaadka, booqashadu waxay si cad u muujisay in iskaashi joogto ahi keeni karo: dowlado hoose iyo bulshooyin awood u leh inay xal u helaan caqabadaha deegaankooda.

๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ง ๐š๐๐š๐  ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐ฎ ๐š๐ก ๐ข๐ฌ๐›๐š๐๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.Taageerada deeqsinimada leh ee Sweden ayaa suurto-gelinaysa in UNDP ...
16/09/2026

๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ง ๐š๐๐š๐  ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐ฎ ๐š๐ก ๐ข๐ฌ๐›๐š๐๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

Taageerada deeqsinimada leh ee Sweden ayaa suurto-gelinaysa in UNDP Soomaaliya ay iskaashi la yeelato Akadeemiyadda Hoggaanka Qaranka, si loo xoojiyo awoodda hoggaamineed iyo hayโ€™adaha muhiimka u ah Soomaaliya.

Si wadajir ah, waxaan maalgelinaynaa dadka iyo qaab-dhismeed yada aas-aasiga u ah mustaqbalka Soomaaliya, si loo gaaro horumar waara.

๐„๐ง๐ ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ก ๐›๐ž๐ฅ๐จ๐ฐ ๐Ÿ‘‡

๐’๐ญ๐ซ๐จ๐ง๐  ๐ฅ๐ž๐š๐๐ž๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐ข๐ฌ ๐ž๐ฌ๐ฌ๐ž๐ง๐ญ๐ข๐š๐ฅ ๐ญ๐จ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐šโ€™๐ฌ ๐ญ๐ซ๐š๐ง๐ฌ๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง.

With generous support from Sweden.se , UNDP in Somalia is partnering with the National Leadership Academy to strengthen leadership capacity and institutions for Somaliaโ€™s future.

Together, we are investing in people, institutions and sustainable development.

๐Ÿ๐ŸŽ ๐†๐š๐›๐๐ก๐จ๐จ๐ ๐จ๐จ ๐” ๐“๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐’๐š๐š๐ฑ๐š๐๐š ๐’๐š๐ฑ๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š!Toddobaadkii h**e, 10 gabdhood oo dhallinyaro ah oo ka kala soc...
14/09/2026

๐Ÿ๐ŸŽ ๐†๐š๐›๐๐ก๐จ๐จ๐ ๐จ๐จ ๐” ๐“๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐’๐š๐š๐ฑ๐š๐๐š ๐’๐š๐ฑ๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š!
Toddobaadkii h**e, 10 gabdhood oo dhallinyaro ah oo ka kala socda: Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Jaamacadda Muqdisho iyo Jaamacadda Hormuud ayaa oo ku kulmay xarunta UNDP Somalia ka bilaabay shaqo-barasho afar bilood ah. Fursaddan ayaa u suurtagelinaysa inay aqoontooda ku dabaqaan shaqada dhabta ah ee saxaafadda.

Gabdhahani waxay khibrad ka heli doonaan lix xarumood oo warbaahineed: SONNA, Radio Muqdisho, Telefishinka Qaranka (SNTV), Astaan Media, Radio Kulmiye iyo Shabelle Radio & TV. Waxaan u rajaynaynaa guul iyo khibrad muhiim ah inta ay ku jiraan geeddi-socodkan cusub.

Iskaashigan waa qeyb ka mid ah Mashruuca Bilan ee Warbaahinta Haweenka Soomaaliyeed, oo ay maalgeliso Midowga Yurub (EU) ee Soomaaliya, oo kaashanaya UNDP.

๐“๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐ฎ๐ง๐  ๐ฐ๐จ๐ฆ๐ž๐ง ๐ฃ๐จ๐ฎ๐ซ๐ง๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ๐ฌ ๐š๐ซ๐ž ๐ญ๐ซ๐š๐๐ข๐ง๐  ๐ญ๐ก๐ž ๐œ๐ฅ๐š๐ฌ๐ฌ๐ซ๐จ๐จ๐ฆ ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐ญ๐ก๐ž ๐ง๐ž๐ฐ๐ฌ๐ซ๐จ๐จ๐ฆ !
Last week in Mogadishu, for the first time in Somalia, 10 women community volunteers from Somali National University, Mogadishu University, and Hormuud University began a four-month placement within 6 Public and Private Somali host media houses: SONNA, Radio Mogadishu, Somali National TV, Astaan Media, Radio Kulmiye, and Shabelle Radio and TV.

They gathered at UNDP Somalia for their onboarding, which covered the UNV modality and a security briefing, setting them up for hands-on experience in professional newsrooms. We wish all of them a successful assignment and thank host media and universities for this innovative partnership. This initiative is part of the European Union in Somalia funded Somali Women Media Project (Bilan) with UNDP.

Wafdi ka socda Akadeemiyadda Hoggaanka Qaranka  iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya (OPM Somalia) ayaa dhawaan sa...
08/09/2026

Wafdi ka socda Akadeemiyadda Hoggaanka Qaranka iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya (OPM Somalia) ayaa dhawaan safar aqoon-kororsi ku tagay dalka Singapore, kaso diirada lagu saarayay xog-wadaag ku saabsan hoggaaminta casriga ah iyo horumarinta aqoonta.

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa martigeliyayaasha wafdiga, Lee Kuan Yew School of Public Policy Executive Education, Institute for Adult Learning Singapore, NUS-ISS iyo NUS School of Continuing and Lifelong Education - SCALE.

Safarkan waxa sida wadajir ah u suurogaliyay Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Somalia Transformational Governance Programme (STGP) oo taabogalin dhaqaale ka helaaya Sida - Styrelsen fรถr Internationellt Utvecklingssamarbete.

๐…๐š๐š๐ก๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง: https://shorturl.at/fMcNG

 : UNDP Somalia Newsletter โ€“ Issue 9 is out!Discover inspiring stories, key highlights, and results from across  , showc...
08/09/2026

: UNDP Somalia Newsletter โ€“ Issue 9 is out!

Discover inspiring stories, key highlights, and results from across , showcasing the people, partnerships, and impact behind our work.

Read the latest issue: https://mailchi.mp/undp/hayaan-009 United Nations Development Programme - UNDP UNDP in the Arab States - ุจุฑู†ุงู…ุฌ ุงู„ุฃู…ู… ุงู„ู…ุชุญุฏุฉ ุงู„ุฅู†ู…ุงุฆูŠ ููŠ ุงู„ุฏูˆู„ ุงู„ุนุฑุจูŠุฉ

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when UNDP in Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to UNDP in Somalia:

Shortcuts

Share