Abdullahi farey

Abdullahi farey Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdullahi farey, Community Service, Mogadishu.

11/04/2025

Naftaada Run usheeg

Birmade
31/03/2025

Birmade

31/03/2025
02/09/2024

Maxasuusataa taladii ugu fiicneyd ee qof ku siiyey

30/08/2024

Kusoo biiritaankaagii
Facebook maxaad ka faaiidey 1/2

18/04/2024

Kalsoonidu waa hubkiyo
Hantida qofku leeyahee
Hadaad tahay ruux saboola
Hayeeshee awooda eebe
Nolosha caafimaad ku heysta
Hayntaada uunbaa yaraatee
Halkaaga qani ku tahay

انا لله وانا اليه راجعون ان لله ما اخذ وله ما اعطى وكل شيء عنده باجا مسمي  Rabi waxaan ku weydiinayaa   dambi dhaaf , Su...
09/03/2024

انا لله وانا اليه راجعون ان لله ما اخذ وله ما اعطى وكل شيء عنده باجا مسمي
Rabi waxaan ku weydiinayaa dambi dhaaf , Suaasha qabriga kuu fufudeeyo qabrigaagana kaaga yeelo beer jano 🤲
Abti Geeridaadu qalbigey damqeysaa waxa kaliya aan kuu awoodo ayaa ah duco🤲

Dhamaanteen samir iyo imaan Allaha nasiiyo gadaashiisna nama fidneeyo

Hambalyo walashay macan Xilkas Haji Omer  iyo walalkey   oo wiil udhashay Abti yare Allaha kadhigo kii kora D.D.D anfaca...
21/02/2024

Hambalyo walashay macan Xilkas Haji Omer iyo walalkey oo wiil udhashay
Abti yare Allaha kadhigo kii kora D.D.D anfaca 🤲🎊

Abdullahi Abdi Elmi adiga iyo Marwadaada isku waara ubad baariyaal ahna kala hela saxiib
20/02/2024

Abdullahi Abdi Elmi adiga iyo Marwadaada isku waara ubad baariyaal ahna kala hela saxiib

Rabow Hanoo qaban waxa daalimiintu sameynayaan Gabadhaa miskiinta ah oo ilmaheeda agoonta korsaneysay ninka sida arxan d...
02/02/2024

Rabow Hanoo qaban waxa daalimiintu sameynayaan

Gabadhaa miskiinta ah oo ilmaheeda agoonta korsaneysay ninka sida arxan darada ah nafta udhaafiyey wuxuu mudanyahay in xanuunka isna lamarsiiyo nolol dambeetana ku raaxeysan Hadii inyar oo ihi jirto.

Rabi ha u naxariisto walasheen 🤲 hadey aduunka wax ku weyso shaki la'aan aaqiro ayey heleysaa

Address

Mogadishu
4455

Telephone

+252616507158

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdullahi farey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share