Maamo Habibo Hassan

Maamo Habibo Hassan Maamo Habibo Foundation

21/07/2026

Agoontan Dabkooda Dansan gaajo Ayay Ku sexanayan dhibadato iyo daruufa aya haysata Hooyo Walbo korisa caruur agoon ah iLaahey Dartis Ku Caawi Maanta 1$ dolar Waxbay utarta
Dabkooda Ayay ku Shidan karaan
Sadaqo Yaraan malahan
kala xariir +252613177309
Hooyo Mumino Cali Mohamed
HORMUUD 0613177309
Si Loo Caawiyo Aad Uheshid Ajarka kan wax sadaqeestay

07/03/2026

Abahod waa xanunsanyahay hoyadood waxba mahaysato wa gaajaysan yahiin waxa awoodo ki caawi kala 0615028371

07/03/2026

Alle dartis kusadaqeyso waxa awoodid share gareyo si asxaabtada ucaawiyan

07/03/2026

Waxan ahay hooyo haysato dhowr caruur ah abaha dhalay ilmahan 4sano naagu dambeysay meel uu joogo magaranyno shimbiraha, dameeraaha iyo eeyaha ayaan wax lacunaa iyo cuntoyinka hambada laso tuuray ayaan qudana, waa hooyo lagu dayacay caruurti waxbana aana u awoodin fadlan Hadii aadan waxbo u awoodin muqalkan meel dheer gaarsi
kala xariir +252614522297 Deeqo Adan Xasan

07/03/2026

Geed Talalkas hadu karsami laha way ukarin lahay caruurta Gaajada Hayso Dabkooda Dansan Walal kusadaqeyso waa bil Ramadan waxa awodo 0.5$ 1$ 5$ sadaqo yaran malahan Share gare muqalka ajar laga hela kala xariir 0614287162

04/10/2025

Address

Bakaro
Mogadishu
252

Telephone

+252615335544

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maamo Habibo Hassan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Maamo Habibo Hassan:

Shortcuts

Share