Dhalinyarada Abakar

Dhalinyarada Abakar Bartaan waa Goobta rasmiga ah ee lagu baahiyo Warbixinada Ururka Dhalinyarada Abakar.

13/05/2023

Waxaa ugu dambeyn lagu guileystay in walaalkeyn Ahmed Dhashiike Safar caafimaad loogu diro Dalka dibadiisa si xaaladiisa Caafimaad loola tacaalo, wuxuu horay u galay qaliimo dhawr ah waxaana si mug leh dhabarka ugu dhigtay Xildhibaan Husein Mohamed Nur iyo Dhalinyarada oo iyaguna ku garab taagnaay arimo badan oo lagama maarmaan ahaay.
Walaalkeyn wuxuu aad ugu baahanyahay Ducada walaalihiis in Ilaahey u dhib yareeyo Qaliimo indhaha ah uu geli doono.

29/10/2022

Waxaa farxad wayn u ah Ururka Dhalinyarada Abakar in uu laf dhabar u noqdo Caawinaada, shaqo u helida, Waxbarasho la dhamaynta, Damiinashada iyo u doodida Xuquuqdooda 50 qofood ka badan, welina aan u taaganahay u adeegida Dhalinyarada Abakar Hambalyo 👏.

23/10/2022

Dhamaan walaalaha nagu xiran halkaan waa barta rasmiga ah ee Ururka Dhalinyarada Abakar, Warbixinada rasmiga ah ee Ururka ayaan halkaan soo dhigi doonaa,fadlan nala soco mahadsanid.

Address

Makalmukarama Road
Mogadishu
252

Telephone

+252682340445

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhalinyarada Abakar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Dhalinyarada Abakar:

Share