16/04/2025
02 / June /2023
Xasuustii dorashada qof iyo codka eheed ee Ururka Hormarinta Bulshada Jabril Weheliye
Waxa lagu tilmaamay xiligaas ilbaxnimo tii ugu fiicneed iyo in uu ururka hordhac u yahy wax so socdo.
Odayasha iyo siyasiyiinti xilgas ku sugnaa hoolka dorashada oo qiray iney yihiin wax aan horey loo tijabin ee uu bilaabay ururka
Doorashaddo Waxa ay u Dhacday Hab casri ah Oo ay aad uga heleen martiddii kasoo qayb gashay Aadneh u bogaadiyeen Hab-dhis-ka
Doorashadda Qarsoodiga ehayd ayaa ku dhisneed habka qof & cod ah doorashadda ayaa si democracy ah kudhacday Waxe ay Tusaalle u noqon-doontaa dad badan oo soomaliyeed
Xasustas waxa nagaliyey xaalada malmahan ka taagan gobolka banadir