Inclusive Resilience in Somalia-IRiS Program

Inclusive Resilience in Somalia-IRiS Program IRiS Program will build social, economic and climate resilience in Somalia.

08/08/2023
08/08/2023

Hay'adda USAID Somalia waxa ay taageertaa ka qaybgalka haweenka ee qeybta kalluumaysiga iyada oo tababaraysa haweenka si ay u helaan xirfado ganacsi oo muhiim ah si ay u xoojiyaan awooddooda ay ku helaan maalgelin. Inclusive Resilience in Somalia-IRiS Program

15/03/2023

40% kalluunka lagu dabo wuu xumaadaa. Barnaamijka Inclusive Resilience in Somalia-IRiS Program ee USAID ayaa eegayaa in uu kor u qaado qallajinta kalluunka si uu u noqdo hab kale oo lagu ilaaliyo kalluunka si loo yareeyo khasaaraha. Barnaamijka Inclusive Resilience in Somalia-IRiS Program ayaa iskaashi la samayn doona Iskaashatooyinka Kalluunka ee Bamburi si kor loogu qaado qalajinta kalluunka isla markaana la hawlgasho haweenka iyo dhallinyarad oo ka macaasha ganacsiga kalluunka.

02/03/2023

Barnaamijka USAID Somalia ee kobaca dhaqaalaha, Inclusive Resilience in Somalia-IRiS Program, ayaa qiimeyn ku sameynaya baahiyaha haweenka ka ganacsada kalluunka ee Muqdisho. Tani waxay qeyb ka tahay dadaalada lagu ogaanayo waxqabadyada kordhin kara laguna xoojin karo ka qaybgalka haweenka ee qaybaha kalluumeysiga.

USAID Somalia waxay haweenkan u habayn doontaa iskaashatooyin waxayna siin doontaa taageero qalabeeda sida talaajadaha ku shaqeeya cadceedda, sanduuqyada barafka iyo kuwa xamuulka qaada kalluunka waxayna u fududaynaysaa helitaanka dhaqaalaha iyadoo ku xiri doonta hay'adaha dhaqaalaha yar yar.

08/02/2023

Khudbada Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Koonfur Galbeed ee Xidhitaanka Kullanka Wadatashiga iyo Mudnaansiinta .

Iyadoo ay hormuud ka tahay Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda Dowlad Goboleedka KGS, hay’adda USAID Somalia bar...
07/02/2023

Iyadoo ay hormuud ka tahay Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda Dowlad Goboleedka KGS, hay’adda USAID Somalia barnaamijkeeda kobcinta dhaqaalaha Soomaaliya, IRiS, ayaa magaalada Baraawe ku qabtay kulan hal maalin ah oo ay isugu yimadeen saamileyda kalluumeysiga si ay u baaraan caqabadaha ka jira qeybta kalluumeysiga iyo sidii loo kobcin lahaa iskaashiga.

Mashruuca Xoojinta u Adkaysiga Aafooyinka ( ) ayaa maanta qabtay Kulanka Wadatashiga iyo Mudnaansiinta    , Shabeellaha ...
24/01/2023

Mashruuca Xoojinta u Adkaysiga Aafooyinka ( ) ayaa maanta qabtay Kulanka Wadatashiga iyo Mudnaansiinta , Shabeellaha Hoose, . Ujeeddada kulanka ayaa ahayd sidii layskaga xog-waraysan lahaa caqabadaha u gaarka ah kalluumaystada iyo sidii mashruucu taageero uga geysan lahaa helitaanka xal waara oo kor loogu qaadayo dhaqaalaha .

USAID Somalia UK in Somalia U.S. Embassy Mogadishu

17/01/2023

"Waxa aan idinku baraarujinayaa in dadka nugul ee mashruucu waxa u qabanayo ay yihiin bulshadeenii Soomaalliyeed oo muddan maanta in si gaar ah wax loo taro."

Xildhibaan Geelle Muxumed,
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka, ,

17/01/2023

" Waxa aad mooda in Mashruucan [ ] uu qayb muhiim ah ka qaadan doono Yoolasha Horumar Waara. Kaas oo ay ka mid tahay cidhibtirka saboolnimada iyo gaajada. Ka wasaarada xannaanada xoolaha ahaan, waxa aan diyaar u nahay in wixii doorkeena ah, iyo wixii tilmaamo ahba in aanu bixino."

Maxamed Nuur Cali, Wasiirka Xannaanada Xoolaha, ,

17/01/2023

" Sidii h**e u jiri jirtay, runtii wax badan ayaa iska badalay. Hannaanka iyo wadashaqaynta dawlada iyo mashruucan waa mid wada-tashi ku dhisan, oo ka duwan kuwii h**e ee bannaanka loogu soo nashqadayn jiray,"- Cabdiraxmaan Cabdi Axmed, Wasiirka Qorshaynta ,

In  , the second day of the   key stakeholders' engagement and priority mapping session is underway. Today's discussion ...
17/01/2023

In , the second day of the key stakeholders' engagement and priority mapping session is underway. Today's discussion focuses on the systemic issues the private sector faces in developing a sustainable, sector. This is another step forward for the team's broader efforts to engage local people in building inclusive resilience in .

USAID Somalia U.S. Embassy Mogadishu UK in Somalia

Address

Airport Hotel, AAIA/MIA
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Inclusive Resilience in Somalia-IRiS Program posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Inclusive Resilience in Somalia-IRiS Program:

Share