Gurmad foudation

Gurmad foudation our mission is to help the people

14/09/2025

Agontan dhibateysan manta an cawino qofki wax u awodo SHER SILO CAWIYO

14/07/2025

Gaajo Aya igu heshay Awlaad la.an Darisnimo wax kuwayay Ehelna maheysto Somalinimo yaan wax waynin awlaad madhalin xanun badana
Kala Xariir +252615025971

08/06/2025

Nimaan isku haleeyo allah aheen maleh walalayal caawiya ayeeyo kala xiriir +252614857804

03/05/2025

Subxanallah wll waa hooyo wayeel la ooyneeso gaajo da daas tubo qodis ka shaqeso angoona heeso wll kala xirii +252614749330

18/04/2025

Gaajo idileeso yaa muslim ah wll hala garab istaago abahaan kala xiriira +252615034482

18/03/2025

Hooyo waa eey walan tahay abanae waa cuuryaan ane lacagta aan shaqeeysto waa leeyga xoogaa
Kala xiriir walaal +252614583829

02/03/2025

Waa hoyadeen okala.maanta garab an siino allah dartii an usher gareeno kala xiriir +252614957423

13/02/2025

Nina waa turaa nina waa cunaa Waa hooyada oo kale maanta 1 dolar xataa waxbeey utarta allah dartii shere ugu dheh kala xiriir tell +252614957423

Address

Mogadishu
2526

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gurmad foudation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share