Ururka Dhalinyarada Barsame

Ururka Dhalinyarada Barsame Ururka dhalinyarada beesha Barsame wa
koox dhalinyaro ah oo ku midoobay fulinta
danaha guud Ee Beesha

Soo DhaweynUrurka Dhalinyarada Barsame wuxuu si diirran u soo dhaweynayaa Samafale Cabdishakuur Sheekh Salaad Maxamed, o...
23/08/2026

Soo Dhaweyn

Ururka Dhalinyarada Barsame wuxuu si diirran u soo dhaweynayaa Samafale Cabdishakuur Sheekh Salaad Maxamed, oo 24-ka bisha ka imaanaya dalka USA

Mudane Ku soo dhawoow dadkaga iyo dalkaga Soomaaliyeed,

imaashiyahaga waxay ino leedahay farxad gooni ah hadan nahay bahda Ururka Dhalinyarada Barsame. 🇸🇴🤝🇺🇸

08/08/2026
08/08/2026

🏥 DAAHFURKA ISBITAALKA DEEGAANKA MADAXGISI

Ururka Dhalinyarada Barsame ayaa si rasmi ah u daahfuray Isbitaalka Deegaanka Madaxgisi, oo ah mashruuc muhiim u ah horumarinta adeegyada caafimaadka iyo daryeelka bulshada deegaanka.

Isbitaalkani wuxuu astaan u yahay dadaalka bulshada, dhalinyarada iyo bah-wadaagta caafimaadka ee ku aaddan helitaanka adeeg caafimaad oo bulshada u dhow.

🎥 Halkan ka daawo muuqaalka kooban oo daahfurka Isbitaalka Deegaanka Madaxgisi ah.

Waxaa si rasmi ah loo daahfuray Isbitaalka Deegaanka Madax Gisi oo hoostato Degmada Jilyaale, isbitaalka waxaa hirgeliya...
26/07/2026

Waxaa si rasmi ah loo daahfuray Isbitaalka Deegaanka Madax Gisi oo hoostato Degmada Jilyaale, isbitaalka waxaa hirgeliyay Ururka Dhalinyarada Barsame, iyadoo ujeeddadu tahay in bulshada deegaanka loogu helo adeeg caafimaad oo tayo leh, isla markaana u dhow shacabka.

Daahfurka isbitaalkan wuxuu astaan u yahay dadaalka ururka ee horumarinta adeegyada bulshada iyo kor u qaadidda daryeelka caafimaadka deegaanka.

Waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan cid kasta oo ka qayb qaadatay hirgelinta isbitaalka.

Waxaan Alle ka baryeynaa inuu isbitaalkan ka dhigo mid bulshada anfaca, kana qayb qaata badbaadinta nolosha iyo horumarka deegaanka.

Ururka Dhalinyarada Barsame

Farxad gelinta caruurta agoonta ah waxay ino leedahay muhimad gaar ah, waxaan leenahay waa mahadsanthiin inta ka qeyb qa...
23/03/2026

Farxad gelinta caruurta agoonta ah waxay ino leedahay muhimad gaar ah, waxaan leenahay waa mahadsanthiin inta ka qeyb qadatay farxad gelintooda.

16/03/2026

Waxaan mahadcelin weyn u diraynaa Samafale Abdishakur Salad Mohamed oo sannad kasta Xaqul-Ciid siiya ardayda agoonta ah oo ay kafalo qaadeen UBD.
Adeer Abdishakur Salad Mohamed , Waxaan leenahay Rabbi hantidiisa ha u barakeeyo, miisaanka xasanadkana hakuugu daro. Sida aad agoonta u farxad-gelisay, Illahay adigana haku farxad-geliyo adduun iyo aakhiraba.

Address

Mogadishu

Telephone

+252610666650

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Dhalinyarada Barsame posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ururka Dhalinyarada Barsame:

Shortcuts

Share