19/08/2026
10-ka Dal ee Afrika ee Leh Lacagaha Ugu Qiimaha Badan – Luulyo 2026
Qiimaha lacagaha waddamada marka loo eego Doollarka Mareykanka waa mid ka mid ah tilmaamaha lagu cabbiro awoodda sarrifka lacagta.
Sida xogta ay daabacday Forbes waxay xustay 10 waddan oo Afrikaan ah oo lacagahoodu marka loo eego USD ay ka mid yihiin kuwa ugu qiimaha badan qaaradda. Warbixintaan waxay sidoo kale tilmaamaysaa in heerarka sarrifku si joogto ah isu beddelaan, iyadoo qiimaha lagu saleeyo xogta suuqa sarifka.