04/04/2024
Ka farxi oo ciid sii hooyo somaliyeed
Halkii hoyo waxad ku ciidsin kartaa 15 $
Waxan kujirnaa 10ki dambe Ramadan aan u kacno si farxada Nola wadagan hoyoyin somaliyed aan awodin iney iibsadan wax salada ciida ku dukadan
Adiga nafatada usadaqeyso
Walidkaga usadaqey
Caruurtada
Ehelkaga iyo qarabadadaba
615366823 hormuud
https://wa.me/252615366823 What's app