Buulo community

Buulo  community We are one comiunty

Welcome back sxb ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค๏ธ
24/03/2026

Welcome back sxb ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค๏ธ

Baaafin.  Waxaa inaga maqan Adeer Abdishakur Sheikh mohamed mahdi oo inogu war danbeysay malinnimadi shalay asigoo aaday...
18/10/2025

Baaafin. Waxaa inaga maqan Adeer Abdishakur Sheikh mohamed mahdi oo inogu war danbeysay malinnimadi shalay asigoo aaday salaadi
jimcada kadib sooma laaban. Wuxuuna kasoo lumay degmada kaxda ee gobolka banaadir. Fadlan inala raadiya ama inala so wadaaga hadii aad xog ku heshaan mahadsanidiiinโ˜๏ธ

Faraxd weyn inoo tahy MUNIIR (mk)Analysing El Classico at Astaan Sports .
11/05/2025

Faraxd weyn inoo tahy
MUNIIR (mk)

Analysing El Classico at Astaan Sports .

Yaad ka taqaanaa ragaanNala wadaag ๐Ÿ‘‡ ๐Ÿ™
01/05/2025

Yaad ka taqaanaa ragaan
Nala wadaag ๐Ÿ‘‡ ๐Ÿ™

Maalin wanaagsan Saaxiibyaal Pageka Buulo community Wuxuu raadinayaa Admin farta ka xiran oo soo bandhiga dhiga Update w...
01/05/2025

Maalin wanaagsan Saaxiibyaal Pageka Buulo community Wuxuu raadinayaa Admin farta ka xiran oo soo bandhiga dhiga Update walba oo xaafada ka dhaca, haddaba Hadii aad tahay admin ku Wanaagsan qorista farta soomaaliga iyo soo bandhigida hormarada kala duwan ee ka jira xaafada Buulada fadlan qeybta inboxka codsigaada kusoo gudbi mahadsanid ๐Ÿ™

Safar salaama Legenkeenii Xaafada c/salaam cali xasan ( Abti cali  ) oo dalka dibadiisa maanta u safray, Saaxiib kaliya ...
07/03/2025

Safar salaama Legenkeenii Xaafada c/salaam cali xasan ( Abti cali ) oo dalka dibadiisa maanta u safray, Saaxiib kaliya nooma ahyn ee waxwalbo ayaa noo aheyd, Hormar weyn ayaan ku rajeynaynaa Meel walbo dunida aad ka tagto Allaha kaga dhigo hooyo iyo aabo

Inkastoo Xaafadda buulada uu ka tagay legend weyn haddana mustaqbalka dhow Abti Cali iyo legenadii kale ee xaafada ka tagay dib ayay ugu soo laaban doonaan insha Allah

Safe journey Libaax ๐Ÿ™ โœˆ๏ธ

Congratulations ๐ŸŽŠ my barather miletery marines ๐Ÿ”ฅ
28/12/2024

Congratulations ๐ŸŽŠ my barather miletery marines ๐Ÿ”ฅ

Safar salaama Qaali Nor Mahamed oo dalka dibadiisa maanta u safrtay. Hormar weyn ayaan ku rajeynaynaa Meel walbo dunida ...
15/12/2024

Safar salaama Qaali Nor Mahamed oo dalka dibadiisa maanta u safrtay.
Hormar weyn ayaan ku rajeynaynaa Meel walbo dunida aad ka tagto allaha kaaga dhigo hooyo io aabo.

Safe journey wlashey ๐Ÿ™ โœˆ๏ธ
Abdulahi Yariisow Fahad Aarka ลฐbฤรฝ Rahmaan Haaji Hussien

Hambalyo Hambalyo Hambalyo waxan Halkaan Hambalyo Arooseed ugu Dirayaa  Marne Saxibkeena Mr mukhtaar moalim husein  iyo ...
14/12/2024

Hambalyo Hambalyo Hambalyo waxan Halkaan Hambalyo Arooseed ugu Dirayaa Marne Saxibkeena Mr mukhtaar moalim husein iyo Marwadiisa shamso xaashi mohamud.
Oo Maherkooda ka dhacay Caasimadda Mogadisho Waxan lenahay Guurkiina Guur kheer Leh Gurigiina Guri Nagi guuloow Kayeel

Barakooba oo ubad Kheer Khabo Kala Hela Insha Allah ๐Ÿง•๐Ÿ’Ž๐Ÿซถ๐Ÿฅท๐Ÿ‘‘

( Mukhtaar waa taaba galiyaha Buulo academy ahna ka farxiyaha qof Walbo oo dagan xafda buulo wagac joogana dalka dibadiisa Abdulahi Yariisow Mukhtaar Moalim Husein )

HAMBLYADA WAA XAGIINA GUYS....๐Ÿ™

ุงู•ู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู•ู†ุง ุงู•ู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†                                                           ูƒู„ ู†ูุณ ุฐุงูŠู”ู‚ุฉ ุงู„ู…ูˆุช...โ€Ž           ...
27/11/2024

ุงู•ู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู•ู†ุง ุงู•ู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
ูƒู„ ู†ูุณ ุฐุงูŠู”ู‚ุฉ ุงู„ู…ูˆุช...
โ€Ž
Waxaa daqiiqado kahor Magaalada muqdisho ku geeriyooday
Adeer C/qaadir xasan dhabato ( indha weyne )
Waa geeeri naxdin leh.๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ

Adeer Ilaahey jannatul firdowsa hakaa waraabiyo annagana gadaashaa alle nama fidneeyo.


hal mar aan uduceeno in eebe hoygiisa ka yeelo janatul firdows ๐Ÿคฒ

ุงู•ู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู•ู†ุง ุงู•ู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†                                                           ูƒู„ ู†ูุณ ุฐุงูŠู”ู‚ุฉ ุงู„ู…ูˆุช...โ€Ž           ...
22/11/2024

ุงู•ู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู•ู†ุง ุงู•ู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
ูƒู„ ู†ูุณ ุฐุงูŠู”ู‚ุฉ ุงู„ู…ูˆุช...
โ€Ž
Waxaa daqiiqado kahor Magaalada muqdisho ku geeriyooday
Adeer MAXAMED MACALIN NUUR ( QAALI WARAAQ )
Waa geeeri naxdin leh.๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ

Adeer Ilaahey jannatul firdowsa hakaa waraabiyo annagana gadaashaa alle nama fidneeyo.


hal mar aan uduceeno in eebe hoygiisa ka yeelo janatul firdows ๐Ÿคฒ

Innaalillaahi wa innaa ileeyhi raajicuun.Waxaa daqiiqado kahor Magaalada muqdisho ku geeriyooday Adeer xasan ( Tacshiir ...
15/11/2024

Innaalillaahi wa innaa ileeyhi raajicuun.

Waxaa daqiiqado kahor Magaalada muqdisho ku geeriyooday
Adeer xasan ( Tacshiir )
Waa geeeri naxdin leh

Adeer Ilaahey jannatul firdowsa haka waraabiyo annagana dabadii nama fidneeyo.


hal mar aan uduceno in eebe hoygiisa ka yeelo janatul firdows ๐Ÿคฒ

Address

Muqdisho
Mogadishu
252

Telephone

+252684215590

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Buulo community posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Buulo community:

Share