06/02/2026
Beesha Hillibi maxamed waxey cod buuxa ku ayideysaa ugaaska rasmiga ah ee beesha murusade la duubayo maalinta berrito ah .
Ugaaska allah kaadhigo kii kashaqeeya midnimadda, danaha iyo iskuheynta beelweynta murusade. Guuleyso ugaas