Gurmad

Gurmad Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gurmad, Charitable organisation, banadir Mogadishu, Mogadishu.

04/12/2022

Walal Ka qeyb qaado sadaqo jaariya

Macalin xusen wa macalin 70 jir ah waxa lagaso bixiyay dugsi uu mudo haayay kadib marki rerka lahaa ay deegan ka dhigteen

Walal 1$ Alle haka dhigee ku caawi macalinka si uu usii wado riyadisa ah inu ardeyda quranka si baro inta cumrigisa ka dhiman

Alle dartiis an u caawino kala xirir numberkisa 615359116

04/12/2022

Walal ka qeyb qaado sadaqo jaariya Dugsi quran

Macalin xusen waa macalin 70jir ah waxa laga so bixiyay goob dugsi u ehed kadib marki rerki laha ay guri u badashen

Macalinka hada wuxu u baahan yahay dugsi hamigiisana wa inu ardeyda quranka si baro inta cumrigisa ka harsan

Walal Alle darti u caawi 1$ ba Alle haka dhige aan u Gurmo inta dugsigas quranka lagu baraaanayo ajirkas waad leedahy Walal.

Numberka shashada ku qoran waa numberka macalinka fadlan la xirir ama wixi aad awodo udir Alle dartii.

Address

Banadir Mogadishu
Mogadishu
00000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gurmad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share