Somali Society for Anesthesiology and Intensive Medicine

Somali Society for Anesthesiology and Intensive Medicine SOSAIM gathers and develops the anaesthesiology specialty in Somalia. Safe Anaesthesia saves life

27/01/2026
3rd World Day of regional Anesthesia and Pain Medicine ๐Ÿ“Mogadishu, WWRAPM-Somalia
27/01/2026

3rd World Day of regional Anesthesia and Pain Medicine
๐Ÿ“Mogadishu, WWRAPM-Somalia

25/01/2026

Dr ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ ๐—›๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ waa gudoomiye ku xigeenka ururka ๐—ฆ๐—ข๐—ฆ๐—”๐—œ๐— , sidoo kale waa Danjiraha Qaranka ee ururka ๐—”๐—™๐—ฆ๐—ฅ๐—”.Wuxuu hadda ka shaqeeyaa ๐—˜๐—ฟ๐—ฑ๐—ผฤŸ๐—ฎ๐—ป ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น isagoo ah ku xigeenka agaasimaha waxbarashada.

๐—ง๐—ผ๐—ฝ๐—ถ๐—ฐ: Anesthesia Under Pressure: Workforce Shortages and Patient Safety in Somalia

24/01/2026

๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ข๐ฌ๐ก๐š๐ค๐ฎ๐ซ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ , Agaasimaha Caafimaadka (Medical Director) ee Royal Hospital, ayaa ka mid ahaa masโ€™uuliyiintii kalimadaha ka jeediyay Shirweynihii Koowaad ee SOSAIM, isaga oo muujiyay taageerada Royal Hospitalโ€”oo ka mid ah taabagaliyaasha shirweynahaโ€”kana hadlay muhiimadda iskaashiga hayโ€™adaha caafimaadka iyo horumarinta tayada daryeelka bukaanka.

23/01/2026

Dr Hassan Gutale, Senior Anesthesiologist, oo ka jeediyo kalimadda Shirweynihii Koowaad ee Somali Society for Anesthesiology and Intensive Medicine (SOSAIM).
Dr-ku waa takhtarkii kaliya ee suuxinta ka shaqeynayay Muqdisho muddo dhowr iyo toban sano ahโ€”hoggaamiye, khabiir, iyo astaan u taagan horumarinta suuxinta iyo daryeelka degdegga ah ee dalka.

23/01/2026

๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข๐ง ๐€๐ฌ๐ก๐ซ๐š๐Ÿ Agaasime ku xigeenka isbitaalka digfeer ayaa ka mid ahaa masโ€™uuliyiintii khudbadaha ka jeediyay Shirweynihii Koowaad ee SOSAIM, isaga oo muujiyay taageerada hayโ€™adaha caafimaadka ee horumarinta aqoonta, iskaashiga xirfadeed, iyo tayeynta daryeelka bukaanka.

23/01/2026

Dr. Luul Mohamud Mohamed, Gudoomiyaaha ururka dhakhaatiirta Soomaaliyeed, ayaa khudbad qiimo leh ka jeedisay Shirweynihii Koowaad ee SOSAIM, iyadoo adkaysay muhiimadda mideynta dhakhaatiirta Soomaaliyeed, iskaashiga ururrada caafimaadka, iyo kor u qaadista tayada daryeelka bukaanka.

23/01/2026

Guddoomiyaha Ururka Suuxiyaasha Soomaaliyeed, Dr. Abdi Farah Taano, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirweynihii Koowaad ee Somali Society for Anesthesiology and Intensive Medicine (SOSAIM), isaga oo ka hadlay doorka ururka ee horumarinta takhasuska suuxdinta, mideynta xirfadlayaasha, iyo kor u qaadista tayada daryeelka caafimaad ee dalka.

23/01/2026

๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐ข๐ข ๐ค๐จ๐จ๐ฐ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐’๐จ๐œ๐ข๐ž๐ญ๐ฒ ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐€๐ง๐ž๐ฌ๐ญ๐ก๐ž๐ฌ๐ข๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐š๐ง๐ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ฌ๐ข๐ฏ๐ž ๐Œ๐ž๐๐ข๐œ๐ข๐ง๐ž - ๐’๐Ž๐’๐€๐ˆ๐Œ ),

Sawirrada Gunaanadka, ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐ข๐ข ๐ค๐จ๐จ๐ฐ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐’๐จ๐œ๐ข๐ž๐ญ๐ฒ ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐€๐ง๐ž๐ฌ๐ญ๐ก๐ž๐ฌ๐ข๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐š๐ง๐ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ฌ๐ข๐ฏ๐ž ๐Œ๐ž๐๐ข๐œ๐ข๐ง๐ž - ๐’๐Ž๐’๐€๐ˆ๐Œ ),      ...
22/01/2026

Sawirrada Gunaanadka, ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐ข๐ข ๐ค๐จ๐จ๐ฐ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐’๐จ๐œ๐ข๐ž๐ญ๐ฒ ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐€๐ง๐ž๐ฌ๐ญ๐ก๐ž๐ฌ๐ข๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐š๐ง๐ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ฌ๐ข๐ฏ๐ž ๐Œ๐ž๐๐ข๐œ๐ข๐ง๐ž - ๐’๐Ž๐’๐€๐ˆ๐Œ ),

Waxaa si farxad leh ku soo dhammaaday ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐ข๐ข ๐ค๐จ๐จ๐ฐ๐š๐š๐ ๐ž๐ž (SOSAIM), kaas oo si heer sare ah loo soo agaasimay, jawig...
22/01/2026

Waxaa si farxad leh ku soo dhammaaday ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐ข๐ข ๐ค๐จ๐จ๐ฐ๐š๐š๐ ๐ž๐ž (SOSAIM), kaas oo si heer sare ah loo soo agaasimay, jawigiisuna ahaa mid muujinaya masuuliyad, wada-jir xirfadeed, iyo guul taariikhi ah.

Gunaanadka shirweynaha waxa uu noqday mid xambaarsan farxad iyo rajo, isaga oo calaamad u ah bilow cusub oo u furmaya takhasuska suuxdinta iyo daryeelka xaaladaha degdegga ah ee dalka.

Shirweynahanโ€”kii ugu horreeyay noociisa ahโ€”wuxuu si cad u muujiyey muhiimadda mideynta aqoonta, waayo-aragnimada, iyo himilooyinka dhakhaatiirta Soomaaliyeed, isla markaana xoojinaya horumarinta adeegyada caafimaad ee dalka.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Society for Anesthesiology and Intensive Medicine posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Society for Anesthesiology and Intensive Medicine:

Share