Jubba Youth Somalia

Jubba Youth Somalia We envision a society in which young Somalis are empowered with the skills, knowledge and voice

Xafiiska Jubba Youth Somalia ayaa galabta soo qaban qaabiyey Kulan ciwaankiisu yahay isbadalka Nolosha kaas uu marti ku ...
26/08/2026

Xafiiska Jubba Youth Somalia ayaa galabta soo qaban qaabiyey Kulan ciwaankiisu yahay isbadalka Nolosha kaas uu marti ku ahaa Gudoomiyaha Jubba Youth Ustaad Bashir Dhere oo Maalmahaan ku sugnaa magaalada Mogadishu.

Ustad BASHIR ayaa dhalinyarada la wadaagay qibradiisa nololeed iyo sida qofka uga faa’iideysan karo waqtiga iyo fursadaha una wajihi karo caqabadaha Nolosha. Ustaad ka ayaa dhalinyarada la wadaagay waayihiisii nololeed iyo halgankii dheeraa ee uu soo Maray.

Jubba Youth London ayaa game soo dhaweyn ah usameysay Ciyaaryahan Abdirahman Masaari oo ka mid ahaa Jubba Youth Somalia ...
15/08/2026

Jubba Youth London ayaa game soo dhaweyn ah usameysay Ciyaaryahan Abdirahman Masaari oo ka mid ahaa Jubba Youth Somalia sidoo kalena ahaa dhalinyaradii Qaranka kumatashay tartankii U17 ee lagu qabtay Dalka Algeria.
Gudoomuyaha Guud ee Jubba Youth Amin Abdirahman(Caamir) ayaa ciyaaryahanka ku marti qaaday Dalka Ingiriiska sidoo kalena kusoo dhaweeyey Jubba Youth London.

Gudoomiye Bashir Dhere ayaa galabta booqasho ugu tagay Jubba youth kaaraan halkaa oo sidiiran ugu soo dhaweeyeen U15, U1...
13/08/2026

Gudoomiye Bashir Dhere ayaa galabta booqasho ugu tagay Jubba youth kaaraan halkaa oo sidiiran ugu soo dhaweeyeen U15, U13 iyo U10 kulan ciyaareed kadib gudoomiye Bashir ayaa halkaa kula hadlay dhalinyarada Jubba Youth Kaaraan isaga oo kula dardaarmay in ay dadaalka kubbada cagta iyo aqlaaqiyaadka halkaa kasii wadaan.

Game soo dhaweyn ah ayaa galabta ka dhacay xaafada Ex-koontorol Balcad kulanka ayaa lagu soo dhaweeyey gudoomiye Bashir ...
07/08/2026

Game soo dhaweyn ah ayaa galabta ka dhacay xaafada Ex-koontorol Balcad kulanka ayaa lagu soo dhaweeyey gudoomiye Bashir Dhere waxaana soo agaasimay macalinka jubba Youth Yaqshiid sidoo kale game ka waxaa qeyb ka ahaa macalimiinta Jubba Youth Somalia iyo Jubba Youth Senior.


Gudoomiye Bashir Dhere ayaa galabta booqasho kutagay jubba Youth Boondheere halkaa oo sidiiran ugu soo dhaweeyeen Un15 J...
05/08/2026

Gudoomiye Bashir Dhere ayaa galabta booqasho kutagay jubba Youth Boondheere halkaa oo sidiiran ugu soo dhaweeyeen Un15 Jubba Boondheere.


Ciyaartoydii h**e ee Jubba Youth Somalia iyo macalimiinta Jubba Youth ayaa caawa game soo dhaweyn ah la ciyaaray gudoomi...
04/08/2026

Ciyaartoydii h**e ee Jubba Youth Somalia iyo macalimiinta Jubba Youth ayaa caawa game soo dhaweyn ah la ciyaaray gudoomiye Bashir Dhere oo maalmahaan kusugan magaalada Muqdisho.


Macalimiinta Jubba Youth Somalia gaar ahaan Degmooyinka Gobolka Banaadir Ayaa caawa kulan soo dhaweyn iyo is wareysi lay...
02/08/2026

Macalimiinta Jubba Youth Somalia gaar ahaan Degmooyinka Gobolka Banaadir Ayaa caawa kulan soo dhaweyn iyo is wareysi layeeshay gudoomiyaha Jubba Youth Community association Bashir Dhere oo safar shaqo ku jooga Magaalada muqdisho.

Gudoomiye Bashir ayaa macalimiinta uga warbixiyey xaalada jubba Youth London sidoo kalena ka dhageystay howlaha baaxada leh ay hayaan macalimiinta Jubba Youth ee Gobolka Banaadir.


JUBBA youth guriel 💪
15/07/2026

JUBBA youth guriel 💪

05/07/2026

Waxaa shalay Magaalada London ka dhacay kulan weyn oo lagu xusay 1 Luuliyo kaas ay soo qaban qaabiyeen Madaxda jubba Youth Faraceeda Dalka Uk 🇬🇧.

Jubba Youth Somalia 🇸🇴 Waxay ku amaaneysaa maamulka shaqada wanaagsan iyo garab istaaga dhalinyarada Soomaaliyeed meelkasta ay joogaan.

We are Jubba Youth we are jubba Famliy.🤝🙌🏾💪🏾👌🏾💪🏾

Full Time  Macth day Jubba youth yaqshid🔥⚽️
05/05/2026

Full Time Macth day Jubba youth yaqshid🔥⚽️

Full TIME

Address

Wadada Wadnaha
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jubba Youth Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Jubba Youth Somalia:

Shortcuts

Share