31/07/2026
إنا لله وإنا إليه راجعون
Inaalilaahi Allah haunaxriisto Sheikh Hamza Abshir Mohamed.
Waxaan Alle SWT uga baryaynaa inuu u naxariisto qarigiisa Allah hauwaasiciyo kitaabkiisa gacanta midig Alle hakasiiyo
Ehel qaraabo Asxaab ilaahey Samir iyo iimqan hainaga siiyo horteena Allah ha cafiyo gedaashiisana Alle Nama Fidneeyo
Maalin qiimo Badan ayuu geeriyoodey Aan uwada duceeyno
Alle ha inaga siiyo samir iyo iimaan
Aamiin Yaa Rabal Caalamiin