Golaha Ducaada Soomaaliyeed ملتقى دعاة الصومال

Golaha Ducaada Soomaaliyeed ملتقى دعاة الصومال Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Golaha Ducaada Soomaaliyeed ملتقى دعاة الصومال, Nonprofit Organization, Mogadishu.

Golaha ducaada Soomaaliyeed waa hay'ad ka shaqaysa arimaha Dacwada iyo Wacyigelinta bulshada,sanadkiina qabata waxqabadyo badan oo ku saabsan Dacwada Islaamka iyo wacyigelinta bulshada.

إِنَّا لِلَّـهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَRabbi ha u naxariisto Macallinkenna Dr. C/qaadir Cali Ibraahiim.          (D...
09/12/2025

إِنَّا لِلَّـهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

Rabbi ha u naxariisto Macallinkenna Dr. C/qaadir Cali Ibraahiim. (Dr. C/qaadir Shareeca) oo xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho, Samir iyo iimaan Allaah haga wada siiyo: Ahalakiisa, Caruurtiisa, Qaraabadiisa, bahada waxbqrashada gaar ahaan Jaamacadda Islaamiga iyo dhammaan asxaabtiisiiba .

Allaah ha u naxariisto, qabrigiisana ha u waasiciyo, jannatul Firdawsna Allaha ka waraabiyo.

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golaha Ducaada Soomaaliyeed ملتقى دعاة الصومال posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Golaha Ducaada Soomaaliyeed ملتقى دعاة الصومال:

Shortcuts

Share