Maxamed dani

Maxamed dani Sadaqa jaariya

Ramadan Mubaarag dhamaan umada islaamka meel waliba aad Joogtan
04/03/2026

Ramadan Mubaarag dhamaan umada islaamka meel waliba aad Joogtan

Jimco wanagsan Dhamaan Umada Somaliyed meel walbi Aad Joogtan
26/09/2025

Jimco wanagsan Dhamaan Umada Somaliyed meel walbi Aad Joogtan

Muqdisho galabta wey qawoowsatay alxamdulilah
30/07/2025

Muqdisho galabta wey qawoowsatay alxamdulilah

12/11/2024
31/10/2024

Ninkan wax badan Baa Ku Duugan Halaga Faidesto

01/10/2024

Intii Xanuunaan Ilahey Ha Caafiyo ilahow shaqa la.aan Bahsan Baa Dunidii Ka jirta Ilahow dhalinyaraden shaqo wanagsan oo Manfac Leh sii amin

28/07/2024

Aan Ku Salino Xabiibkeena Muxamad Scw

Ciidanka Boliska Somaliyed waa Saxiibka bulshada
22/04/2024

Ciidanka Boliska Somaliyed waa Saxiibka bulshada

17/03/2024

πƒπ€π‘πƒπ€π€π‘π€ππŠπˆπˆ ππ€ππˆπ†π€ 𝐒𝐂𝐖, ❀

Saxaabiga Abu Dar Al-Qafari RC, oo magaciisa dhabta ah uu yahay Jundub Binu Junaada ayaa yiri Rasuulka Allah C.S.W, oo ahaa Saaxiib aan jeclaa ayaa wuxuu igula dardaarmay Toddoba arimood oo kala ah:

1- Wuxuu i faray inaan jeclaado Masaakiinta iyo inaan ka mid noqdo.

2- Wuxuu i faray inaan eego qofka iga Hooseeya, oo aanan eegin qofka iga Sareeya.

3- Wuxuu i faray inaan qofna Wax weydiisan

4- Wuxuu i faray inaan Xiriiriyo Qaraabada

5- Wuxuu i faray inaan ku hadlo Xaqa, qaraarba ha noqdee.

6- Wuxuu i amray inaan Allah dartii uga baqan mid wax Canaananaya, Canaantiisa weliba kuwa Madaxda ah.

7- Wuxuu i faray inaan badiyo Qowlka: Laa Xowla Walaa Quwata Illaa Billaah.

Abu dar R.C, Masaakiinta ayuu aad u jeclaan jiray, iyaga ayuu ka mid ahaa. Weligii qofna ma weydiisan Hanti.

Amiirka gobolka Shaam ayaa mar u soo diray Lacag gaaraysa 300 diinaar, wuxuuna ku yiri β€œLacagtan danahaaga ku qabso”. Jawaabtii Abuu Dar R.C, waxey aheyd inuu Lacagtii ku Celiyay Amiirkii, isagoo yiri :” Amiirka Shaam ma wuxuu ka waayay qof Aniga iga tabar daran?.

Waa hubaal inuu Abuu Dar fuliyay dhammaan dardaarankaas Wanaagsan ee uu siiyay kii ugu kheyrka badnaa Khalqiga ee Nabi Maxamad
‏β™₯οΈΨ§Ω„Ω„ΩŽΩ‘Ω‡ΩΩ€Ω€Ω…ΩŽΩ‘ Ψ΅ΩŽΩ„ΩΩ‘ ΩˆΩŽΨ³ΩŽΩ€Ω€Ω€Ω„ΩΩ‘Ω…Ω’ ΩˆΩŽΨ¨ΩŽΨ§Ψ±ΩΩƒΩ’ ΨΉΩ„Ω‰ Ω†ΩŽΨ¨ΩΩŠΩΩ‘Ω†ΩŽΩ€Ω€Ω€Ψ§ Ω…ΩΨ­Ω…ΩŽΩ‘Ψ― ο·ΊπŸ’–

Abuu Dar Al-Qafaari R.C, wuxuu sannadkii 32aad ee hijriga ku dhintay tuullada Al-Rabada oo cidla aheyd, wuxuu ahaa keligii, sidii uu h**e ugu yiri Rasuulka C.S.W, β€œAbuu Dar, wuxuu socon doonaa isagoo keligiis ah, wuxuu Dhiman doonaa keligiis, waxaana la soo saari doonaa keligiis Qiyaamaha,πŸ‘‡

Aan kuwada Salino xabiibkeena rasuulkeenii subanaa Mohammed β£πŸ™β£
‏β™₯οΈΨ§Ω„Ω„ΩŽΩ‘Ω‡ΩΩ€Ω€Ω…ΩŽΩ‘ Ψ΅ΩŽΩ„ΩΩ‘ ΩˆΩŽΨ³ΩŽΩ€Ω€Ω€Ω„ΩΩ‘Ω…Ω’ ΩˆΩŽΨ¨ΩŽΨ§Ψ±ΩΩƒΩ’ ΨΉΩ„Ω‰ Ω†ΩŽΨ¨ΩΩŠΩΩ‘Ω†ΩŽΩ€Ω€Ω€Ψ§ Ω…ΩΨ­Ω…ΩŽΩ‘Ψ― ο·ΊπŸ’–

Ilaahey Ramadaanka nabad Iyo caafimad  Ha Nagu Gaarsiiyo Anaga iyo Intii Muslim Ah Ba Intii xanuunsana Ilaahey Ramadan F...
26/02/2024

Ilaahey Ramadaanka nabad Iyo caafimad Ha Nagu Gaarsiiyo Anaga iyo Intii Muslim Ah Ba Intii xanuunsana Ilaahey Ramadan Fadligii Ha Caafiyo dhamanteen Amuuraheena Ilah Hanoo Sahlo Inta Soomana Soonka Ilah Haka Aqbalo

Ninkaan asna Nolosha halagu Gubo Waa Naxriis Laawe Kulaha Dood Sharci Ayan Ka Qaba acuudu Bilaah asagii Xaaskiisa Iyo cu...
21/02/2024

Ninkaan asna Nolosha halagu Gubo Waa Naxriis Laawe Kulaha Dood Sharci Ayan Ka Qaba acuudu Bilaah asagii Xaaskiisa Iyo cunugiisa Caloosha Ku Jira Gubay Hadana Sii Indha Adag Yahay maxkamada sharafta badan Waxan Ka Codsana Ninkan In Tiirka La Geeyo Sharcigana Lagu fuliyo

Address

Mogadishu

Telephone

+252613645151

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed dani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share