Galka Nabadda

Galka Nabadda Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Galka Nabadda, Community Organization, Mogadishu.

GALKA NABADDA : Youth-led initiatives aimed to Promote Peace-Building in Somalia through Empowering Youth Mediation, Negotiation and conflict resolution works to establish and sustain lasting peace in Somalia

08/03/2025

Galka Nabadda supports women’s right to and security. Happy international Women’s Day.



19/11/2024

Shidaalka iyo Macdanta Soomaaliya: Fursad Nabadeed mise Halis Cusub?

Nagusoo biir Caawa 9pm EAT, iyo X (Twitter) Space.

Shidaalka iyo Macdanta Soomaaliya: Fursad Nabadeed mise Halis Cusub?Si aan arrimahaas iyo kuwo kale uga hadalno,  waxaa ...
16/11/2024

Shidaalka iyo Macdanta Soomaaliya: Fursad Nabadeed mise Halis Cusub?

Si aan arrimahaas iyo kuwo kale uga hadalno, waxaa barnamijkeena xiga ee X-Space ku casuumnay Prof Abdulkadir Abiikar Waa Geologist iyo Engineer khibrad u leh arimahan.

Nagusoo biir habeenka Talaadada 19 November,2024 9pm

20/10/2024

Tacadiyada loo geysto dhalinyarada ka shaqeeya warbaahinta waa kuwo sii kordhaya. Waa in aan codkeena ku biirinaa sidii xuquuqdooda loo difaaci lahaa.
________________________

Young people working in the media face increasing harassment. We must raise our voices to advocate for the protection of their rights.

10/10/2024

Xuquuqda dhalinyarada ka maqan waxa kaliya lagu xaqiijin karaa marka dhalinyaradu ay mideeyaan codkooda, ka hadlaan dhibaatooyinka haysata, isla markaana ay si firfircoon uga qaybqaataan dadaallada xuquuqda aadanaha.
____
Youth can only secure their lost rights by coming together, addressing the issues affecting them, and contributing to human rights initiatives

10/10/2024

In lahelo goob ammaan ah oo dhibbanayaasha, gaar ahaan haweenka iyo carruurta, ay si furan uga hadli karaan dhibaatooyinka ay la daalaa-dhacayaan waa muhiim.

____
Providing a safe platform for victims, especially women and children, to speak openly about the issues they are dealing with is essential.

07/10/2024

Dadka baahiyaha gaarka qaba ah caqabado badan ayey la kulmaan. Aan u istaagno difaacidda xuquuqdooda.


24/09/2024

Xuquuqul insaanka oo la ilaaliyo waa tiir muhiim u ah in nabad waarto la helo.

Ka qeeyb qaado nabadda oo ilaali xuquuql insaanka.

20/09/2024

Doodi xalay oo xiisa badneed ayadoo dhameestiran kasoo daawo Twitter(X) Galka Nabadda.

Nagusoo biir barnamijkena xiga ee dhanka Twitter Space-ka oo aan uga hadli doono Doorka Dhalinyarada ee difaaca Dalka.Wa...
16/09/2024

Nagusoo biir barnamijkena xiga ee dhanka Twitter Space-ka oo aan uga hadli doono Doorka Dhalinyarada ee difaaca Dalka.

Waxaana marti ku ah Abdi Nor Iftin, Waxaana daadihin doona si wadajir ah Ahmed Jubba iyo Ahmed Gashaan.

Waqtiga iyo saacadda Hoos ka eeg.

24/12/2023

Nabad-baa naas la nuugo leh, Xildhibaan Gobsan Mohamed oo kamid ah Xildhibaanada Golaha shacabka Soomaaliya ayaa nala wadaageeysa muhiimadda ay leedahay nabaddda.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galka Nabadda posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Galka Nabadda:

Share