Ururka Haweenka Qaranka Soomaliyed

Ururka Haweenka Qaranka Soomaliyed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka Haweenka Qaranka Soomaliyed, Community Organization, Xamar Wayne, National Theater, Mogadishu.

Ururka Haweenka Qaranka Somaliyed (UHQS) Waxa ay Ka Shaqeeyan Hormarinta Haweenka Somaliyed Iyo Tageeridda Haweenka soomaaliyeed meel walba ay dunida ka joogaan.

12/01/2026

"Ra'isul wasaaraha yahuudda malaha geesinimo iyo awood uu ku yimaado hargeysa/Somaliland oo markii horaba hishiiskiisu mobile kaliya ayuu ahaa , taleefanna maaha wax ay umad ku hishiiso ama ay wax ku qeybsato"

Guddoomiyaha ururka haweenka qaranka soomaaliyeed marwo Batula sh Axmad Gaballe



27/12/2025

Haweenka qaranka uma kala harin aaya ka talinta soomaaliya iyagoo si cad ku qeexay in aysan midnimada iyo dhulka soomaaliya aan lakala qaybin Karin

27/12/2025

"Ra'isul wasaaraha yahuudda ee afka iyo gacmaha dhiigga ku leh soomaaliya qayb ka mid ah ma ictiraafi karo xaq iyo awoodna uma laha" .
Guddoomiyaha ururka haweenka qaranka soomaaliyeed



25/12/2025

Guddoomiyaha ururka haweenka qaranka soomaaliyeed ayaa qudbad dhaxal gal ah ka jeedisay shirwaynihii lagu taageerayey go'aannada golaha samatabixinta


24/12/2025

Wasiirka wasaaradda haweenka iyo xaquuqul insaanka jubbaland marwo Cadar ismaaciil juuraati ayaa kusoo xirtay hadalkeedii iyada oo tiri " Haddaanu nahay haweenka jubbaland iyo Haweenka qaranka Waxaa masuuliyad naga saarantahay taageeridda iyo hirgelinta go'aannada shirka golaha samatabixinta "



24/12/2025

Guddoomiyaha guddiga kormeerka iyo Qiimeynta ururka haweenka qaranka soomaaliyeed Falxad fulaan xaaji ayaa madaxweynaha jubbaland uga mahadcelisay sida qiimaha leh uu usoo dhoweeyay haweenka iyo midnimada soomaaliyeed.

24/12/2025

Shirwayne ay Haweenka jubbland iyo ururka Haweenka qaranka soomaaliyeed ku taageerayaan go'aannadii kasoo baxay shirkii golaha samatabixinta


"waxaan aaminsanahay in hoggaaminta haweenku ay tahay tiirka horumarka bulshada. Haweenku waxay leeyihiin awood, karti, ...
22/12/2025

"waxaan aaminsanahay in hoggaaminta haweenku ay tahay tiirka horumarka bulshada. Haweenku waxay leeyihiin awood, karti, iyo aragti fog oo wax ku biirin karta nabadda, cadaaladda, iyo horumarka dalka. Marka haweenka fursad la siiyo, waxay noqdaan hoggaamiyeyaal daacad ah oo u taagan danta qoyska, bulshada, iyo qaranka guud ahaan.โ€

Guddoomiye ku xigeenkii h**e ee ururka haweenka qaranka soomaaliyeed

Madina Mohamed Warsame

Qaar ka mid ah xubnaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed ayaa ka qeybgalay ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ•aad ee Adkaysiga Dhallinyarad...
21/12/2025

Qaar ka mid ah xubnaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed ayaa ka qeybgalay ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ•aad ee Adkaysiga Dhallinyarada oo lagu qabtay cinwaanka:
โ€œKa Baxsan Xuduudaha โ€” Dhallinyarada oo Dhisaya Mustaqbal Adkeysi iyo Nabadeed leh.โ€
๐Ÿ“ Muqdisho, Soomaaliya
๐Ÿค Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed

๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ•๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐€๐๐ค๐š๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š:Ka Baxsan Xuduudaha Dhallinyarada oo Dhisaya Mustaqbal Adkeysi iyo Nabadeed ...
21/12/2025

๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ•๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐€๐๐ค๐š๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š:
Ka Baxsan Xuduudaha Dhallinyarada oo Dhisaya Mustaqbal Adkeysi iyo Nabadeed leh.

Isku keenidda hoggaamiyeyaasha dhallinyarada ee ka kala yimid xuduudaha si loo hormariyo adkaysiga iyo nabad-dhisidda.

๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ, ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.
Ururka Haweenka Qaranka Soomaliyed

๐ƒ๐€๐˜ ๐Ÿ : ๐Ÿ•๐ญ๐ก ๐˜๐จ๐ฎ๐ญ๐ก ๐‘๐ž๐ฌ๐ข๐ฅ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ฒ ๐‚๐จ๐ง๐Ÿ๐ž๐ซ๐ž๐ง๐œ๐ž: ๐๐ž๐ฒ๐จ๐ง๐ ๐๐จ๐ซ๐๐ž๐ซ๐ฌ: ๐˜๐จ๐ฎ๐ญ๐ก ๐’๐ก๐š๐ฉ๐ข๐ง๐  ๐‘๐ž๐ฌ๐ข๐ฅ๐ข๐ž๐ง๐ญ & ๐๐ž๐š๐œ๐ž๐Ÿ๐ฎ๐ฅ ๐…๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฌUniting youth leaders...
21/12/2025

๐ƒ๐€๐˜ ๐Ÿ : ๐Ÿ•๐ญ๐ก ๐˜๐จ๐ฎ๐ญ๐ก ๐‘๐ž๐ฌ๐ข๐ฅ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ฒ ๐‚๐จ๐ง๐Ÿ๐ž๐ซ๐ž๐ง๐œ๐ž: ๐๐ž๐ฒ๐จ๐ง๐ ๐๐จ๐ซ๐๐ž๐ซ๐ฌ: ๐˜๐จ๐ฎ๐ญ๐ก ๐’๐ก๐š๐ฉ๐ข๐ง๐  ๐‘๐ž๐ฌ๐ข๐ฅ๐ข๐ž๐ง๐ญ & ๐๐ž๐š๐œ๐ž๐Ÿ๐ฎ๐ฅ ๐…๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฌ
Uniting youth leaders beyond borders to advance
resilience and peacebuilding.
๐Œ๐จ๐ ๐š๐๐ข๐ฌ๐ก๐ฎ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š

"Haweenka soomaaliyeed iyo Gabi ahaanba umadda soomaaliyeed inay kismaayo iskugu yimaadaan, Waxaa ugu jira Dan wayn aan ...
20/12/2025

"Haweenka soomaaliyeed iyo Gabi ahaanba umadda soomaaliyeed inay kismaayo iskugu yimaadaan, Waxaa ugu jira Dan wayn aan wada hadalno si aan uhishiinno"

Gudomiyaha Ururka Hawenka Qaranka soomaaliyeed.
Batulo Sheikh Axmed Gabelle

Address

Xamar Wayne, National Theater
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252770812066

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Haweenka Qaranka Soomaliyed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ururka Haweenka Qaranka Soomaliyed:

Share