تحالف المنظمات الصومالية غير الحكومية Somalia NGO Alliance -SNA

  • Home
  • Somalia
  • Mogadishu
  • تحالف المنظمات الصومالية غير الحكومية Somalia NGO Alliance -SNA

تحالف المنظمات الصومالية غير الحكومية Somalia NGO Alliance -SNA تحالف المنظمات الصومالية غير الحكومية Somalia NGO Alliance -SNA

21/09/2025
21/09/2025
21/09/2025

Kaalay oo nala soo qaybgal!
Waxaa lagu qabanayaa daawashada filim dukumentari ah oo cinwaankiisu yahay:
“A Silent World: Our Signs, Our Voices”

🗓️ Taariikh: 21 Sebteembar 2025
⏰ Saacadda: 6:00 galabnimo
📍 Goobta: Astaan Theater

Waa fursad qiimo badan oo lagu baranayo nolosha iyo codadka bulshada dhagoolayaasha Soomaaliyeed, iyada oo lagu soo bandhigayo awoodda iyo quruxda luqadda calaamadaha.

Ha ka maqnaan – codkeenna iyo calaamadeenna waa qayb ka mid ah bulshada!

21/09/2025
21/09/2025
21/09/2025
06/09/2025

“We had no school. No water. No healthcare. No peace.
Now, everything has changed.” – Faadumo, mother of five

In Xudur, Somalia, families fleeing conflict and drought endured fear and deprivation. For mothers like Faadumo, displacement meant losing everything.

But hope is returning.

With IOM’s integrated support—emergency shelter, cash assistance, hygiene kits, and access to education—families are not just surviving; they are rebuilding their lives with dignity.

👉 Read Faadumo’s story of resilience: https://somalia.iom.int/stories/hope-after-displacement-how-ioms-support-changing-lives-xudur-0

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when تحالف المنظمات الصومالية غير الحكومية Somalia NGO Alliance -SNA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share