Somsud women's creative and development organization

Somsud women's creative and development organization Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somsud women's creative and development organization, Non-Governmental Organization (NGO), Celgaab, Mogadishu.

Hadii aad tahay gabar sudan wax kasoo baratay fadlan link gaan buuxi si aad qeyb uga noqoto nashaadaadka gabdhaha rer su...
26/08/2024

Hadii aad tahay gabar sudan wax kasoo baratay fadlan link gaan buuxi si aad qeyb uga noqoto
nashaadaadka gabdhaha rer sudan meelkasta ay joogaan uguna soo biirtid munadamadooda.

Wiilasha reer sudan ayagana waxaan ka codsaneyna hadey garanayaan gabar rer sudan ah iney la wadaagaan link gaan
Thanks

๐Ÿ‘‡๐Ÿป

"Hablo weerar geli kara, Hablo geela dhicin kara, Hablo geesi dili kara, Gobannimona hanan kara, Hablo talada goyn kara,...
27/07/2024

"Hablo weerar geli kara,
Hablo geela dhicin kara,
Hablo geesi dili kara,
Gobannimona hanan kara,
Hablo talada goyn kara,
Garta madal ka niqi kara,
Garashana iskaga mida,
Qurudana ka wada goba;
Geesteenna mooyee
Geyi kale ma joogaan."

Somsud ladies ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฉ

Gabdhaha soomaaliyeed ee kasoo qalinjabiyay jaamacadaha sudan ayaa soo dhaween ugu sameeyay muqdisho gabdhaha jaaliyada ...
02/07/2024

Gabdhaha soomaaliyeed ee kasoo qalinjabiyay jaamacadaha sudan ayaa soo dhaween ugu sameeyay muqdisho gabdhaha jaaliyada aan walaalaha nahay ee rer sudan kuwaas oo ka soo hayaamay coolaadaha ka socda dalkooda.

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฉ




#ุงู„ุฃุฎูˆุฉ

02/07/2024

ุฃุฎูˆุฉ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ธ

Address

Celgaab
Mogadishu
+252-619-300004

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somsud women's creative and development organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share