Hanaqaad Training & Debates

Hanaqaad Training & Debates Providing effective training and debates

๐‡๐€๐๐€๐๐€๐€๐ƒ & ๐‡๐€๐-๐ƒ๐‡๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐‹๐€๐๐˜๐€๐‘๐€๐ƒ๐€ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐„๐„๐ƒ, ๐“๐€๐๐€๐๐€๐‘ ๐Œ๐ˆ๐‘๐€-๐ƒ๐‡๐€๐‹ ๐€๐‡.Maanta waxaa si nabad ah inoogu qabsoomay, tababar...
18/02/2026

๐‡๐€๐๐€๐๐€๐€๐ƒ & ๐‡๐€๐-๐ƒ๐‡๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐‹๐€๐๐˜๐€๐‘๐€๐ƒ๐€ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐„๐„๐ƒ, ๐“๐€๐๐€๐๐€๐‘ ๐Œ๐ˆ๐‘๐€-๐ƒ๐‡๐€๐‹ ๐€๐‡.

Maanta waxaa si nabad ah inoogu qabsoomay, tababar khibrad wadaag ah, oo looga hadlayay sida uu ardayga soomaaliyeed ee sanadkan jaamacada ka qalanjabinaayo u heli lahaa deeqaha waxbarashada heerka 2aad.

barnaamijkan qiimaha badan waxaa soo jeediyay Mid kamid ah aqoonyahanada soomaaliyeed ee ku xeel dheer arimaha deeqda waxbarasho, ๐Š๐ก๐š๐›๐ข๐ข๐ซ ๐Œ๐ซ.๐€๐›๐๐ข๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง, oo kamid ah barayaasha jaamacadda ummadda soomaaliyeed.
Waxaana ka faa'idaystay dhalanyaro soomaaliyeed oo u heegan horumarinta naftoosa iyo dadkooda.

agaasimaha guud ee xaruunta tababarada & dood wadaagyada Hanaqaad ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐›๐๐ข๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ค ๐…๐ข๐ช๐ข, ayaa soodhoweyn balaaran u sameeyay ardayda, una mahadceliyay Khabiir Abdikadir, oo waqtigiis u huray ardayda soomaaliyeed.

Address

Colombian Road
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 16:20
Sunday 07:00 - 12:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanaqaad Training & Debates posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share