24/02/2026
Afur wadareedka soonka dhaco ilaa hadda sooma dhaafin miyaa Degmada Hodan
Wey ku mahadsan yihiin dadaalka ay muujiyeen
ganacsadaha Degmada Hodan sida eey ugu tartamayan bilicda Degmada Hodan
Laakiin su’aashu waa: Aaway degmooyinka kale?
Bulshadeennu dhammaantood way u baahan yihiin is-garab istaag iyo isku duubni.
Aan ka dhigno afur wadareedka mid gaara degmo kasta, si walaal kasta uu u dareemo garab iyo taageero. Midnimo iyo wax wada qabsi ayaa horumar lagu gaaraa.
Dhaman xildhibane Golaha Degaanka ee degmoyinka xildhibane walbe waa inuu degmadisa shidaa si quruxta Casimada usoo baxaan