05/02/2025
maanta ay taariiqdu tahay 05/02/2025
ururka dhalinyarada degmada waaberi ayaa galabta wacyi-gelin amni ka sameeyay waaxyaha degmada iyagoo guri guri ugaarsiinayay fariimaha wacyi-gelinta.
Waaberiyoow wanaagsanoow
walaalihii waa is wataan.