Somali Amputee Football Federation

Somali Amputee Football Federation SAFF.so
Official page of the Somali Amputee Football Federation.

We are committed to promoting amputee football in Somalia by empowering athletes with disabilities through sports, inclusion, teamwork, and equal opportunities.
⚽ Training |🏆 Competitions |

19/09/2026

💪🏾🇸🇴

Kullankeena isbuuclaha aha iyo Kulmis Stadium
14/09/2026

Kullankeena isbuuclaha aha iyo Kulmis Stadium

MEET OUR TEAM | SAFF🇸🇴
11/09/2026

MEET OUR TEAM | SAFF🇸🇴

Xoghayaha Guud ee Xiriirka Kubadda Cagta Naafada Soomaaliyeed (SAFF), Mudane Abdiaziz Kadiye, ayaa guddoonsiiyay maaliya...
10/09/2026

Xoghayaha Guud ee Xiriirka Kubadda Cagta Naafada Soomaaliyeed (SAFF), Mudane Abdiaziz Kadiye, ayaa guddoonsiiyay maaliyadda Xulka Qarankeena
Madaxa Qaranka ee Naafada Soomaaliyeed.

🤩
31/08/2026

🤩

Thank you to International Committee of the Red Cross  Somalia for your continuous support and help to the Somali Ampute...
27/08/2026

Thank you to International Committee of the Red Cross Somalia for your continuous support and help to the Somali Amputee Football Federation. We truly appreciate your support.

SAFF & ICRC Somalia Somali Amputee Football Federation  ayaa Muqdisho kulan muhiim ah kula yeeshay International Committ...
27/08/2026

SAFF & ICRC Somalia

Somali Amputee Football Federation ayaa Muqdisho kulan muhiim ah kula yeeshay International Committee of the Red Cross Somalia . Waxaa looga hadlay horumarinta Amputee Football-ka, taageerada ciyaartoyda lugaha la’ iyo ka-qaybgalka dadka naafada ah ee ciyaaraha. 🇸🇴⚽

Mahadsanid ICRC Somalia soo dhaweynta iyo iskaashiga.

Football for All • Inclusion Through Sport

Maalinta Caalamiga ah ee Isboortiga ee Horumarka iyo Nabadda  Isboortigu waa awood mideysa bulshada, jebisa caqabadaha, ...
06/04/2026

Maalinta Caalamiga ah ee Isboortiga ee Horumarka iyo Nabadda

Isboortigu waa awood mideysa bulshada, jebisa caqabadaha, isla markaana dhisa mustaqbal wanaagsan 🤝

Sanadka 2026, waxaan qaadaneynaa hal-ku-dhegga:
“Sport: Building Bridges, Breaking Barriers”

Aynu wadajir u dhiirrigelino is-dhexgal, ixtiraam iyo nabad 💙

🇸🇴⚽ HAMBALYO XULKEENA KUBADDA CAGTA! 🎉Xiriirka Kubadda Cagta Ciyaartoyda Naafada Soomaaliyeed waxa uu hambalyo u dirayaa...
31/03/2026

🇸🇴⚽ HAMBALYO XULKEENA KUBADDA CAGTA! 🎉
Xiriirka Kubadda Cagta Ciyaartoyda Naafada Soomaaliyeed waxa uu hambalyo u dirayaa Xulkeena Qaranka Soomaaliyeed oo si guul leh ugu soo gudbay wareega 2-aad ee isreeb-reebka Koobka AFCON 2027 👏🔥
Tani waa guul weyn oo muujinaysa dadaalka, kartida iyo wadaniyadda ciyaartoydeena 💪🇸🇴
Sii wada guulaha, qalbiyadeena ayaad ku jirtaan! ❤️

Address

Airport Street Mogadishu-Somalia
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Amputee Football Federation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Amputee Football Federation:

Shortcuts

Share