Codka Nabadda Afrika

Codka Nabadda Afrika "Voice of peace in Africa
is the mirror of society"
to discuss African development
and peace

FOR IMMEDIATE RELEASE LONDON, UK — June 23, 2026 PRESS RELEASE: Voice of Peace in Africa Condemns Khatumo Militia Massac...
23/06/2026

FOR IMMEDIATE RELEASE
LONDON, UK — June 23, 2026

PRESS RELEASE: Voice of Peace in Africa

Condemns Khatumo Militia Massacre in Sool RegionThe Voice of Peace in Africa (VPA), a London-based human rights organization,

issues an urgent global warning and strongly condemns a horrific massacre perpetrated by the Khatumo militia against innocent civilians on June 22, 2026, in Adhi Cadeeye, near Las Anod in the Sool region of eastern Somalia.

The brutal assault resulted in over 30 fatalities and left more than 100 individuals wounded. The victims include children, women, and a vulnerable 90-year-old elder. This egregious act constitutes a severe violation of international humanitarian law and fundamental human rights.VPA issues a strict global warning regarding the escalating violence and urgently calls upon international media networks and human rights bodies to launch an immediate investigation to hold the perpetrators accountable.

# # # ENDS # # #
Voice of Peace in Africa (VPA)
London, United Kingdom
Human Rights Watch
European Union at the UN – New York
CNN International
African Union
Channel 4 News
Washington Post
The New York Times
United Nations
U.S. Department of State: Bureau of African Affairs
IGAD Secretariat

Dhismaha xarunta madaxtooyadda Hirshabeelle iyo xarumo dawladeed oo ku dhinac yaalla ayaa laga dhisay goob haysata deega...
14/06/2026

Dhismaha xarunta madaxtooyadda Hirshabeelle iyo xarumo dawladeed oo ku dhinac yaalla ayaa laga dhisay goob haysata deegaan dhir cagaaran oo ka dhigaysa dhismayaasha dawladeed oo deegaanka ugu cagaaran laga hirgeliyay dalka oo dhan.

Arrintan waxay Hirshabeelle saaraysa mas’uuliyada ah in dib u habeyn lagu sameeyo dhirtan iyo aagga cagaaran oo aan lagu deyn geedo kala firirisan, halka ay mudnaan leedahay in cagaarkan lagu ilaaliyo dhirtan iyo goobta si mar kasta ay u haysato muuqaalkan.

Sidoo kale, waxaa jirta fursad weyn oo lagu kordhin karo qiimaha iyo sumcadda goobtan. Haddii dhulka bannaan iyo deegaanka ku xeeran loo qorsheeyo beer dalxiis oo casri ah, jardiinooyin waaweyn, waddooyin lagu lugeeyo, goobo lagu nasto iyo xataa beer xayawaan oo heer gobol ah, waxay taasi si weyn u sare u qaadi kartaa muhiimadda magaalada Jowhar.

Goobta madaxtooyaddu markaas ma noqon doonto oo keliya xarun maamul, balse waxay isu beddeli kartaa astaan dalxiis, deegaan cagaaran iyo meel ay booqdaan dadka gudaha iyo dibadda ka yimaada.

Waxaa kale oo habboon in la kordhiyo geedaha hooska bixiya, la sameeyo nidaam waraabin joogto ah, la abuuro jardiinooyin ubaxyo leh, lana ilaaliyo dhulka bannaan ee hadda haray si aan mustaqbalka loogu beddelin dhismayaal aan qorshaysnayn, taasoo ah caqabada ka muuqata inta badan dhismayaasha dawladeed ee ku yaal caasimadda Muqdisho iyo gobollada , balse Hirshabeelle haddii ay ka hortagto, xarunta Madaxtooyadda Hirshabeelle waxay noqon kartaa tusaale muujinaya sida horumarinta hay’adaha dawliga ah loogu lammaanin karo ilaalinta deegaanka iyo kobcinta dalxiiska.

14/06/2026

Iskaashiga Maalgashiga Wax soo saarka Dalka ee Ganacsatada Soomalida iyo Talyaaniga

Somalia/Italy Business And Investment Week
Africa Great Again

25/12/2025

MUQDISHO: Doorashada Deegaanka ee qof & cod ee saaka bilaabatay ayaa goordhaweyd si nabad ah ku soo idlaatay, iyada oo aan la soo werin hal dhacdo oo amni-darro.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Codka Nabadda Afrika posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share