Begedi Community Somalia

Begedi Community Somalia waa page-ka rasmiga ah oo ay leedahay beesha begedi fadlan wixii talo iyo tusaale ah oo wanaagsani waa inoo wada muhiim

30/08/2026

Quruxda degmada awdheegle

30/08/2026
Jimco wanaagsan
28/08/2026

Jimco wanaagsan

22/08/2026

Waa kuma suldaan Buube?

22/08/2026

Waa kuma suldaan buube?

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَDhamaan jaaliyada soomaaliyeed ee wadanka uganda🇺🇬 waxaa ay tacsi tiiraanyo le...
20/08/2026

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
Dhamaan jaaliyada soomaaliyeed ee wadanka uganda🇺🇬 waxaa ay tacsi tiiraanyo leh ay udirayaan xaaji cubeyd sheekh cabdiraxmaan oo maanta ku geeriyooday magaalada kampala ee wadanka uganda.

Xaaji cubeyd wuxuu ahaa nin ahlul kheyr ah oo af gaaban, Samir iyo iimaan rabi haka siiyo qoyskii iyo qaraabadii uu katagay, qabrigiisana rabi ha uwaasiciyo.

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ.

📢Ogaysiis Muhiim ah oo ku socda Bulshada.Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno inaan samaynay email rasmi ah oo l...
15/07/2026

📢Ogaysiis Muhiim ah oo ku socda Bulshada.

Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno inaan samaynay email rasmi ah oo loogu talagalay xiriirka bulshada.

Haddii aad qabto:
✅ Talo ama fikrad
✅ Cabasho
✅ Su'aal
✅ Fariin ama arrin kasta oo aad jeclaan lahayd inaad nala wadaagto
Fadlan noogu soo dir emailka:

📧 [email protected]

Aragtidiinna iyo talooyinkiinnu waxay naga caawinayaan inaan si wadajir ah u horumarino bulshadeenna.
Mahadsanidiin taageeradiinna iyo kalsoonidiinna. 🤝

Wadajirku wuxuu abuuraa awood aan qof keli ahi yeelan karin.Guuleysta dhamaantiin
14/07/2026

Wadajirku wuxuu abuuraa awood aan qof keli ahi yeelan karin.

Guuleysta dhamaantiin

Suldaanka guud ee beesha begadi Suldaan Buube Suldaan Abdulle Buube waxa uu tacsi tiiraanyo leh uu udirayaa dhamaan ehel...
13/07/2026

Suldaanka guud ee beesha begadi Suldaan Buube Suldaan Abdulle Buube waxa uu tacsi tiiraanyo leh uu udirayaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu kabaxay walaalken marxuum Maxamed Abdullahi Maxamed oo ah wiilka safiirka jamhuuriyada federaalka ah ee somalia u fadhiya dalka kuwayd Dr Abdullahi Mohamed sheikh.

Marxuumka wxuu ku geeriyooday dalka mareykanka taariikhdu marka ahayd 10 july 2026.
Samir iyo iimaan alle haka siiyo dhamaan ehelka iyo qaraabada

Jaaliyada Somali Himilo community of Niagara region Waxay sharaf weyn u ahayd inay xalay ka qayb gasho munaasabadda Soma...
01/07/2026

Jaaliyada Somali Himilo community of Niagara region Waxay sharaf weyn u ahayd inay xalay ka qayb gasho munaasabadda Somali Heritage Week ee lagu qabtay Woodbine Banquet Hall ee magaalada Toronto. Munaasabaddan qiimaha badan waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Kanada, heer federaal iyo heer gobol, iyo marti sharaf kale oo door muuqda ku leh bulshada soomaaliyed ee ku dhaqan wadanka Canada.

Munaasabada kadib masuuliyinta jaaliyada waxay fursad u heleen inay kulan layeeshaan Amb Abukar Baale oo ah Ergeyga Joogtada ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay.

Waxaan uga mahadcelinayaa qabanqaabiyeyaasha munaasabaddan sida quruxda badan loo soo agaasimay, taas oo sii xoojinaysa midnimada, isdhexgalka iyo horumarinta bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Canada.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Begedi Community Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Begedi Community Somalia:

Shortcuts

Share