Save The Vision

Save The Vision Madoonaysaa inaad wax ka ogaato daryeelka cafimadka indhahada halkaan kala soco. SATVO is nonprofit

Indhafiiq lacag la’aan ah - Adado - Galmudug Ololaha Rajada dib usoo celinta Arraga. Waxaa si wanagsan noogu soo dhamaad...
13/10/2025

Indhafiiq lacag la’aan ah - Adado - Galmudug

Ololaha Rajada dib usoo celinta Arraga.

Waxaa si wanagsan noogu soo dhamaaday magalada cadado adeeg indha fiiq lacag la aan ah kasoo isugu jiray daweyn , arrag sixid iyo Qaliinka caadka oo dhamaantood lacag la ‘aan ah oo ay kudeeqday hayada fulinaysayna hayada .

Waxaana ka faaidaystay 2,000 oo qof oo isugujiray qaliin, daweyn iyo okiyaale.

Waxaan sigaara ugu mahadnaqayaa wasaarada caafimadka galmudug, mamulka iyo shaqalaha isbitaalka adado iyo bulshada qaybaheeda kala duwan oo siwayn ooga qayb qaatay qabsoomida adeegan samafalkaa.

Waxan illahay ooga rajaynaa dhaman intii ka faaidaysatay caafimaad taam ah iyo nuur inta ku deeqdayna miisaankooda xasanaadka allaha u saaro

Majiraan meel aad jeclan lahayd in lagaarsiiyo adeegan samafalkaa ?

23/07/2025

Ogaysiis muhiim ah.
Indhafiiq- lacag la’aan ah

Waxan gabgaba ah wajigii labad ee indhafiiq lacag la’aan ah oo isugu jira baaritaan, daweyn, iyo qaliin lacag la’aan ah oo ay kaa faidaysanayan bulshada qaybaheeda kala duwan.
Waxaana fulinaya qaliimad iyo

Fadlan gaarsii saaxiibadaa kana faidayso

Wixii faah faahin ah kala xariir
eye hospital.
yaraha zoobe
0619914443

06/07/2025

Ogaysiis muhiim ah.
Indhafiiq- lacag la’aan ah

Waxan bilownay wajigii labad ee indhafiiq lacag la’aan ah oo isugu jira baaritaan, daweyn, iyo qaliin lacag la’aan ah oo ay kaa faidaysanayan bulshada qaybaheeda kala duwan.

Fadlan gaarsii saaxiibadaa kana faidayso
Waa kuwan qaar kamid ah bukano isha labad loo fiiqayo.

Wixii faah faahin ah kala xariir
eye hospital.
yaraha zoobe
0619914443

Free Eye Camp - mogadishu National Eye HospitalWaxaa maanta noo bilowday indhafiiq lacag la aan ah oo ay iska kaashanaya...
10/06/2025

Free Eye Camp - mogadishu National Eye Hospital

Waxaa maanta noo bilowday indhafiiq lacag la aan ah oo ay iska kaashanayaan hayada IHH, AID, Save The Vision iyo isbitaalka National Eye Hospital.
Adeegan samafalkaa ayaa socon doono mudo kooban fadlan gaarsii saaxiibadaa.

Wixii faahfaahin ah kala xariir
zoobe
Phone : 0619914443

07/06/2025

Free Eye Camp - National Eye Hospital
Waxaa noo bilowday indhafiiq lacag la aan ah fadlan horey usoo gaara National Eye Hospital
Laamiyaraha zoobe ama wac 0619914443

Fadlan ka faaidayso infhafiiq lacag lla’aan ah oo gaarsii saaciibadaa

17/02/2025

Samaynta xun ee mobilku kuleeyahay indhaha ilmaheena.
Caruurtaadu maisticmalan mobilka waqti badan ?

Dr. Koshin

30/01/2025

Free Eye camp - Madina Hospital

Waxaa sinwanagsan u socdo indhafiiq lacag la aan ah kaasoo isugu jiro Daweyn , sixid arraga daciifka iyo daweynta xanuunada indhaha .
Adeegan ayaa ah gabi ahaanba mid lacag la aan ah wuxuuna kasocdaa isbitaal weyn ee madina Hospital wuxuuna socon doonaa muda kooban.

Fadlan gaarsii sxb badaa iyo inta u baahan.

Save The Vision

Free Eye Camp- Madina HospitalWaxaa si wanagsan noogu bilowday isbitaal madina indhafiiq lacag la aan ah oo ka faaidaysa...
25/01/2025

Free Eye Camp- Madina Hospital

Waxaa si wanagsan noogu bilowday isbitaal madina indhafiiq lacag la aan ah oo ka faaidaysan doonan bulshada qaybaheeda kala diwan.

kuwaaso isugu jiro baaritaan , daweyn, arrag sixid iyo qaliin dhamaantodna waa lacag la’aan

Fadlan gaarsii sxb badaa

Free Eye camp - Banadir Waxa mardhow noo bilaaban doono wajigii labad ee indha fiiq lacag la’aan ah xarunteena   Tabelah...
20/01/2025

Free Eye camp - Banadir

Waxa mardhow noo bilaaban doono wajigii labad ee indha fiiq lacag la’aan ah xarunteena Tabelaha sh ibrahim.
Fadlan Gaarsii sxb badaa

Wixii faahfaahin ah kala xariir
0619590011

14/12/2024

Maka maarmi karaa okiyaalaha ?

Dr. Koshin

09/12/2024

Sidaan oo kale wali makugu Dhacday

Dr. Koshin

16/10/2024

Wacyi galin muhiima oo kusaabsan Arraga

Address

Mogadisho
Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Save The Vision posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Save The Vision:

Share