Ururka Dhallinyarada Beel-waynta SURRE

Ururka Dhallinyarada Beel-waynta SURRE Ururka Dhallinyarada Beel-waynta SURRE waa urur dhalinyaro oo ka shaqeeya arimaha bulshada surre

13/05/2023

Waxaa xalay Magaalada Nairobi ka qab soomay kulan ka wada tashiga beesha Yabadhaale Qubays Surre , kulan kan waxaa
La isaga yimid dhamaan Gobalad dalka kenya

Waan Bogaadinaynaa kulan kaan sanadlaha
Ah

Danguud iyo Deegaan hormarsan surre

MUNAASABADA FURITAANKA SANAD DUGSIYEEDKA    GALGADUUD SOMALIAFuritaanka machadka waxaa kasoo qeybgaley wasiirka diinta i...
05/05/2023

MUNAASABADA FURITAANKA SANAD DUGSIYEEDKA

GALGADUUD SOMALIA

Furitaanka machadka waxaa kasoo qeybgaley wasiirka diinta iyo u khaafta Galmudug

Hogaanka ururka Dhallinyarada Beel-waynta surre wuxoo
WAXOO BOGADINAYAA HOWSHAAS

Waxaan bogaadinaynaa Madarisada Diiniga ah ee soo saartey ubaxaan quruxda badan ee xambaarsan Diinka Allaah.

Waxaan deegaanada kalena ku boorinaynaa ineey u guntadaan in la hormariyo Madaarista Diiniga si ay kor u noqoto barashada Diinka Eebbe.

Hirgalinta arimaha noocaana waxaa saldhig u ah in la helo hoggaan diimeed oo leh Hadaf Waxbarasho iyo Bulsho u mideysan hormarkeeda.

Deegaan guud iyo Deegaan hormarsan

dhalinyarada surre ee wadanka keyna waxaa afur  wadareed u sameeyeysay walashen Fadumo mohamed garab ka iyo Hiilka dhali...
04/04/2023

dhalinyarada surre ee wadanka keyna waxaa afur wadareed u sameeyeysay walashen Fadumo mohamed garab ka iyo Hiilka dhalinyarada surre , waa Qof jecel marwalba
Ahaanshaha iyo Jiritaan ka dhalinta surre

Waxaa sidoo kale afur wadareed ka Qayb ka ahaa xildhibaan Dabar iyo wasiirad xamdda"

Maama ftuma waxaan leenahay Cimriga Hajiro

Danguud iyo Deegaan hormarsan

Hogaanka ururka Dhallinyarada Beel-waynta surre Woxoo  halkaan uga hambalyeynayaa dhammaan muslimiinta gaar ahaan Ummadd...
22/03/2023

Hogaanka ururka Dhallinyarada Beel-waynta surre Woxoo halkaan uga hambalyeynayaa dhammaan muslimiinta gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed iyo bulshoweynta surre bilashada bisha Soon. Qaad Walaalayaal Bisha Ramadaan; waa bil ku suntan cibaado, isjaceyl, naxariis, iscafinta,isu-dhimrin iyo saddaqo.
Waa bil uu ilaahey ka duway 11-ka bilood ee kale, wadatana wanaag dheeraad ah, waana bil kulansantay dhammaan acmaasha Alle loogu dhawaado.

Ramadan Mubarak

22/03/2023

Dadka Ku nool magalada Qaydaro Mahaystaan Adeeg Caafimaad oo dhamaystiran ( Qaydaro General Hospital ) Waxay Baaq Udireen Wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo wasaarada caafimaadka dawlada fadaraalka oo ey ka codsadeen in adeeg caafimaad la lasoo gaaro

21/03/2023

MUQAAL: HOSPITAL KA GUUD EE DEGMADA XERAALE. Ee gobolka galgaduud

Danguud iyo Deegaan hormarsan

Raxmada alle ayaa ka hooreysa dagmada XERAALE OO ROOBAN Allaha nooziyaadiyo.
21/03/2023

Raxmada alle ayaa ka hooreysa dagmada XERAALE OO ROOBAN
Allaha nooziyaadiyo.

Hogaan kii surre oo dhan baa halkaan kudhanOo  mideysan oo walaalsysan guul SurreDanguud iyo Deegaan hormarsan
20/03/2023

Hogaan kii surre oo dhan baa halkaan kudhan
Oo mideysan oo walaalsysan guul Surre

Danguud iyo Deegaan hormarsan

MUQDISHO17.MAARSO/2023Guddoomiyaha ururka Dhallinyarada Beel-waynta surre  Mudane Cabdi maajid Abdullahi Abdikariin Madd...
18/03/2023

MUQDISHO17.MAARSO/2023
Guddoomiyaha ururka Dhallinyarada Beel-waynta surre Mudane Cabdi maajid Abdullahi Abdikariin Maddaale oo maalmahaan waday kulumo wadtashi iyo isxog wareysi ah ayaa laqaatey qaar kamid ah dhalinyarada beelweynta Surre

Gudoomiyaha ururka ayaa ka dhageystey talooyin muhiim u ah hormarinta dhallinyarada sidookale caqabadaha haysto dhalinyarada iyo xalkooda sida loo sii lohormarinlahaa bulshada surre

Gudokmiyaha ururka ayaa mahad cilin iyo dardaaran siiyay dhalinyarada waxoone u mahadceliyey Dhalinyarada sidey isku abaabulayaan isuguguna yimadeen isxog wareysiga arimaha beelweynta Surre iswareysiga ayaana xooga lagu saaray arimaha horumarinta beesha, waxaana hoosta laga xariiqay muhiimada ay leedahay in si midnimo ah loo wajaho xaaladaha taagan lana helo isla xisbaatan dhan walbo ah.

Danguud iyo Deegaan hormarsan surre hormarsan isku xiran

Address

Sureyouth2020@gmail. Com
Mogadishu
00252

Telephone

+252612470241

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Dhallinyarada Beel-waynta SURRE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ururka Dhallinyarada Beel-waynta SURRE:

Shortcuts

Share