Soomaalisan Academy

Call Directions Contact the organization

Soomaalisan Academy Soomaalisan Academy is an educational institution designed to provide skill-based courses based on Mogadishu Somalia

27/09/2026

Waxaan mudo kooban kuugu bareynaa xirfadaha Digital Camera da iyo aaladaha Muhiimka u ah
isdiiwaan gelintu waa aay socotaa fadlan nagu soo biir.

24/09/2026

Waxaan mudo kooban kuugu bareynaa xirfada Graphic design ka. isdiiwaan gelintu waa aay socotaa fadlan nagu soo biir.

23/09/2026

Adam Rooble Abuukar waa content creator hal abuurkiisa kusoo bandhiga baraha bulshada dhawaan wuxuu soo gabagabeyay xirfadaha Digital Camera da, Video editing ka iyo Aalada Gimbal ka.

Waxaa wareysanaya isla Wariye Farxiya Cabdi Qaadir oo ka mid ah ardada ka baratay Mihnada Saxaafada Akadeemiyada Soomaalisan

Nagu soo biir oo mudo kooban ku baro xirfada Digital Camerada Video editing ka, iyo Aalada Gimbalka.

22/09/2026

Waxaan mudo kooban kuugu bareynaa xirfadaha Video editing ka.
isdiiwaan gelintu waa aay socotaa fadlan nagu soo biir.

20/09/2026

Sahra Cabdi Cali oo dhawaan soo gabagabeysay xirfada Digital Camera da
Waxaa wareysanaya isla Wariye Farxiya Cabdi Qaadir oo ka mid ah ardada ka baratay Mihnada Saxaafada Akadeemiyada Soomaalisan Academy
Nagu soo biir oo mudo kooban ku baro xirfada Digital Camerada iyo Video editing ka.

17/09/2026

Wargalin muhiim ah. markale iyo fasalo cusub

16/09/2026

Waxaan mudo kooban kuugu bareynaa xirfadaha Digital Camera da iyo aalada Gimbalka oo Muhiim u ah duubista muuqaal xasilan oo qurux badan .
isdiiwaan gelintu waa aay socotaa fadlan nagu soo biir.

Fursad ShaqoWaxan Qaadaneynaa bare dhiga Maadada Basic ComputerShuruudaha hoos ka aqrisonoogu soo dir Xogtaada lambarkaa...
14/09/2026

Fursad Shaqo
Waxan Qaadaneynaa bare dhiga Maadada Basic Computer
Shuruudaha hoos ka aqriso

noogu soo dir Xogtaada lambarkaan whatisup 0611471313 ama si toos ah inoo soo wac

13/09/2026

Nagu soo biir oo mudo kooban ku baro xirfada Digital Camera ada, Video editing iyo Graphic design ka

Address

Bakaaro Hawlwadaag
Mogadishu

Telephone

+252610846868

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Soomaalisan Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Soomaalisan Academy:

Shortcuts

Share