MAHAD NOOR

MAHAD NOOR ‎﷽

📌Official account Of Mahad Noor|Somali Humanitarian| A voice for the Forgotten|Based In Bay and Gedo

31/05/2026

Faafi muqalkan walal macan faafinta waxay kamid tahay caawinta

+252610969868
Aamino abdi hassan

31/05/2026

😭abalkiina janno alle haka dhigo walalaha nagu xiran sida marwaliba aad u share gareysan muuqalada alle ha idinka raali noqdo

29/05/2026

Eid Mubaarak walaalayaal Maanta waa maalin Jimco ah waana maalin kheyr iyo duco badan. Aan u ducayno dhammaan dadka naga hooseeya iyo kuwa nagu xeeran waalidkeen walaalaheen saaxiibbadeen iyo dhammaan Muslimiinta

Alle ha inoo fidiyo gacantiisa naxariista, hana dhaafo gafafkeenna iyo khaladaadkeenna. Alle ha u naxariisto inta dhimatay inta noolna caafimaad, iimaan iyo kheyr ha siiyo. Geerideennana Alle haka dhigo mid kheyr ku dhammaata hana nagu kulmiyo Jannatul Firdows. Aamiin 🤲🏾

27/05/2026

Maanta anigu ma aanan ciidin, balse farxaddaydu waxay noqotay inaan dhoolla-caddeyn iyo raynrayn gaarsiiyo ku dhowaad 100 qoys. Taasi ayaa ii ahayd ciidda ugu qiimaha badan

24/05/2026

Wax yar oo aad bixiso maanta waxay noqon karaan farxad weyn oo gaarta qoys baahan maalinta ciidda

Maalmaha barakaysan ee Ciidul Adxaa waa maalmo kheyr isxilqaan iyo walaaltinimo. Waa waqti lagu farxo laguna garab istaago dadka tabaaleysan iyo qoysaska aan awoodin inay helaan wax ay carruurtooda ku ciidsiiyaan
Sannadkan, waxaan qorsheynay in aan dadka masaakiinta ah iyo qoysaska danta yar ugu deeqno 50 neef oo ari ah, si hilibka ciidda loo gaarsiiyo qoysas badan oo baahan

Waxaan ugu baaqeynaa dhammaan walaalaha kheyrka jecel inay nagala qeyb qaataan waayo waxaa jiro qoysas fara badan aanan xitaa dabla shidan

23/05/2026

Marba hadaa Jaceyl daacad ah heesato nolosha wee quruxbadan tahay-maledahay jacayl daacad samir badan ?

21/05/2026

Baryaa jiray dhalaan uu ahaa dhefanoo adag

21/05/2026

Walalayaal, farxadda aabbe maanta familkaan adinka ayaa iska leh. Sida gobnimada leh ee aad mar walba u share-gareysaan muuqaalladeenna, Alle ajar iyo xasanaad ha idinka siiyo. Ducada aabbahana Alle ha idinka aqbalo. ❤️

19/05/2026

Shale iyo maanta isku mid ma aha Alxamdulillah

19/05/2026

Qeeb kamida Wax qabadkii aan u qabanay bulshadena dantyar 2025-2026

Way socon dontaa howsha samafalka iyo ku caawinta dadka codkooda meel dheer gaari karin in aan gaarsiino

Address

Baardheere

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252617188168

Website

http://garabwalal.com/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MAHAD NOOR posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to MAHAD NOOR:

Share