Buur Heledi Media

Buur Heledi Media Halkaan Kala soco Warar Lahubo Barnaamijyo Wax tar uleh Bulshada

02/04/2026

Hogaamiyaha KMG ee koonfur Galbeed!

31/03/2026

Taliyaha howlgalinta ciidanka Daraawiishta Buur-Hakaba
Cornel Aadan Bakay Horey ayuu udhahay wax weyn baa dhici doonaa
Maanta Villa Kgs ayuu dhex fadhiyaa

انالله وانااليه راجعون Allaha uxariisto wllkey Gaashanle Fatiir Akuus oo ku shahiidey doynuuny wuxuu ahaa geesi aan gaba...
30/03/2026

انالله وانااليه راجعون

Allaha uxariisto wllkey Gaashanle Fatiir Akuus oo ku shahiidey doynuuny wuxuu ahaa geesi aan gaban mudo dheer usoo halgamay dowlidnimada hada jirta waxaan Alle ugu baryeyna inu janatul fardows Allaha ka waraabiyo

30/03/2026

War Deg Deg : Waa Taliyaha booliska gobolka Bay Taliye Doodisho iyo ciidanka dowladda oo la wareegay xaafada Suuqa Xoolaha ee magalada Baydhano,Daawo sida shacabka usoo dhoweeyeen.

DEG DEG: Taliyaha Saldhigga Booliska Wanlaweyn Abdulle Isxaaq    ayaa Ciidanka Dowlada Somalia fadhigoodu yahay balidogl...
29/03/2026

DEG DEG: Taliyaha Saldhigga Booliska Wanlaweyn Abdulle Isxaaq ayaa Ciidanka Dowlada Somalia fadhigoodu yahay balidogle waxey afduub uga geystaan Degmada wanlaweyn iyagoo Isla markiiba gudbiyey Magaalada Moqdisho

29/03/2026

Dowladda Koonfur Galbeed Oo ka hadashey xaaladda amniga guud iyo guulaha ay gaareen ciidamada geesiyaasha ah ee Koonfur Galbeed sidoo kalena baaq udirtay ciidamada la soo maran habaabiyay in ay Dowladooda isku soo dhiibaan gacmo furana ku soo dhoweeynayso.

29/03/2026

Goordhaw Villa KGS👀

17/03/2026

Ilaahay SWT ha ugargaaro inta dhibaateysan
اللهم أغثنا اللهم أغثنا اللهم أغثنا

Address

Mogadishu

Telephone

+252614504022

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Buur Heledi Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Buur Heledi Media:

Shortcuts

Share