Dhallinyarada Beesha Habar Idinle

Dhallinyarada Beesha Habar Idinle Dhaqanka, Siyaasadda, Ganacsiga, Waxbarshada iyo hormarka Beesha H. Idinle

Waanala baryi kara lkn nalama xoogi karo💪
04/06/2026

Waanala baryi kara lkn nalama xoogi karo💪

04/06/2026

Hadaad rabto inaad aragto Abdullahi bin salool oo hadlaa waa Odaygaan.

Muqal h**e

03/06/2026

Qof walba oo Beesha murusade ah waa inu Bermudo yimaado sharafka Beesha aya lagu gorgortamaya ma ahan dagaal siyaasaded waa dagaal Qabiil.

Murusadow beelaha lahayb soco ayaan galayna ama waa is difaaceyna wax kadhaxeyo majiro ballantenu waa bermudo.

03/06/2026

Ugaas abdirisaq iyo md Hassan Ali kheire wixi so gaara wlh ayaanan laysaga hareyn ee xasan shiiq haka waantobo xabada uu kuwado guriga xil jacfar oo ay masuuliyinta Beesha murusade kuwada suganyihin.

Mogadishu iyo maanta sawir quus ah2026Ganacsiyo xiran Xoolo ay abaar iyo maclul kamuqato askari RPG iyo Dacas isku wata ...
10/05/2026

Mogadishu iyo maanta sawir quus ah2026

Ganacsiyo xiran Xoolo ay abaar iyo maclul kamuqato askari RPG iyo Dacas isku wata dad shacab ahna lahortaagan waa sawir quus ah oo 2026 kayimid Mogadishu.

Waxaan cambaareyneyna xarigga loo geystay Nabadoon nuux garabay oo ay ciidamada booliska kaso xireen degmada dayniile Na...
10/05/2026

Waxaan cambaareyneyna xarigga loo geystay Nabadoon nuux garabay oo ay ciidamada booliska kaso xireen degmada dayniile Nabadoon nuux aya kusuntan uhadlida dadka shacabka ah iyo difaca dowladnimada sharciga ah.

Qabiilkiinu maxay isku difaacen ayay uxiranyihin dhalinyaradan kaso wada jeeda Beesha murusade waxan dowlada ugu baaqeyn...
07/05/2026

Qabiilkiinu maxay isku difaacen ayay uxiranyihin dhalinyaradan kaso wada jeeda Beesha murusade waxan dowlada ugu baaqeyna in ay si degdeg ah xorriyadoda usiiso dhalinyaradan..

Xarigu xal maaha wuxuna sii adkeynaya xaalada dalka madaxweynuhu waa inu fahmo inusan xil k**i heysan karin caburinta dhalinyarada dhulna uusan kuheli karin dastuurka dalka haloo soo laabto xorriyada muwaadinka waa muqadas.

DEGDEGXildhibanada Beesha murusade aya kaso jawaabay baaqeeni ahaa in loo gurmado dadka deegaanka warlaliska iyado hadda...
06/05/2026

DEGDEG

Xildhibanada Beesha murusade aya kaso jawaabay baaqeeni ahaa in loo gurmado dadka deegaanka warlaliska iyado hadda ay soo gaareen xaafada warlaliska xildhibaano iyo saraakiil kaso jeeda beesha murusade halkaas ayay warbaahinta kula hadli donan masuuliyiintaas.

06/05/2026

Xildhibanada Beesha murusade waa inay Tagaan xaafada warlaliska Si wadajir ahna ula hadlaan warbaahinta si dowlada loogu muujiyo in lagarab taaganyahay shacabka Deeganka qaladna ay tahay in lagu duulo..

Kaalinta Siyaasiyinta yaan lawaayin kaalinta shacabka waa muuqata fadlan so baxa masuuliyinta murusade yaan shacabkiina hortiina lagu layn waa kuwii idin difaaci laha berri.

25ka Bisha oo ku Beegan maalinka Sabdiga ah ayaa loo asteeyay Caleema saarka Ugaaska Guud Ee Beelaha murusade waxa dib l...
22/04/2026

25ka Bisha oo ku Beegan maalinka Sabdiga ah ayaa loo asteeyay Caleema saarka Ugaaska Guud Ee Beelaha murusade waxa dib loogu caana shubaya saldaanadi faca weyned Ee ugaas Faracade kadib Geeridi ugaaskeyni AUN Ugaas cabdullahi ugaas Xaashi Ugaas faracade.

Address

Howlwadaag Street Flour 25
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhallinyarada Beesha Habar Idinle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share