Maan-kobac Youth

Maan-kobac Youth Maan-kobac is a non-governmental organisation that works to enhance the lives of Somali adolescents.

08/03/2023

Happy International Women's Day
Dhamaan hawenka somaliyed Najmo Ali Abdi

17/09/2022

"dhalinyaro wax barta meel sare gaara biri ma arkeysiin qof idinka idin biilaayo wax free idin siinayo hadii aad adinku dadalin"

Gudomiyaha maankobac: Najmo Ali Abdi

13/09/2022

"waan ka calool xumaadaa markii aan wadada ku arko qof bahiyaha gaarka qabo jeclaan lahaa sida aad jeceshahey"..

Hanad Said Mohamed

07/09/2022

"hadii aan ubahanahay oo aan rabo inaan noqdo qof caan ah,la jecel yahey,sharaf leh la ixtiraamo, micnaheydu k**a dhigno inaan qof kale ushaqeen doona waxaa ushaqeen doonaa waxa aan ubaa hanahey iyo
waxaa udhiman doonaa waxa aan ubaahanahey"

Dhirigeliye; Abdifitah Kasim

04/09/2022

shaley waxii tagey weey tagen
soo noqod ma jiro biri iyo saad danbe waa sual maqan?

Ibraahim Mohamed Ali

Bismillah Waxa sharaf weyn inoo ah inaan Sakay booqanay mid kamid ah Dugsiyada gobalka banaadir kasoo ah Dugsiga Al.anwa...
03/09/2022

Bismillah

Waxa sharaf weyn inoo ah inaan Sakay booqanay mid kamid ah Dugsiyada gobalka banaadir kasoo ah Dugsiga Al.anwaar oo sanadkaan kasoo muuqaday kaalmaha h**e Ee imtixaanka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare Ee somaliya
Madasha Dhalinta maan_kobac Ayaa dhalinta kudhiirigalisay iney juhdiga iyo dadka mesha Eey kasiiwadan
Saxiibada Qalinjabiyay iyo kuwa Hada dhigtaba

Waxan kaloo si gaar ah ugu mahadcelineynaa

Madaxa barnaamijada madasha Maan-kobac
"Hanad Said Mohamed" oo Howshaan
Soo agaasimay iyo Dugisga Al.anwar usoo abaabulay si loo dhiirigaliyo Dhalinta.

Sido kale Hanad waxa uu kamid yahay Dhalinta Ka aflaxday Dugsiga Al.anwar Waad ku mahadsantahy Hanad Howsha quruxbadan oo Aad madasha dugsiga iyo dhalinyarada uheysid Howsha Mesha kasiiwad

Mahadsanidiin.

22/08/2022

guddomiyaha madasha dhalinta Maan-kobac oo bogaadin iyo hadal-jeedin u dirtay dhalinyarada.

Waxaa si wacan inoogu soo dhamaday panel ku sabsana     Waxan umahadcelin dhamaan ka qeyb qatayasha.    Mahadsanidiin.  ...
20/08/2022

Waxaa si wacan inoogu soo dhamaday panel ku sabsana

Waxan umahadcelin dhamaan ka qeyb qatayasha.


Mahadsanidiin.


Martida kaso qeybgaleysa seminar ka         Kasoo qeybgal wacan.
18/08/2022

Martida kaso qeybgaleysa seminar ka

Kasoo qeybgal wacan.

Waa hadal-jediyasha seminar ka ee     Kasoo qeybgal wacan.
17/08/2022

Waa hadal-jediyasha seminar ka ee



Kasoo qeybgal wacan.

Bismillah  Waxay madasha dhalinta maan-kobac mar labaad idinku so dhaweyn doonta seminar ku sabsan   Halkaa oo aay kaso ...
17/08/2022

Bismillah

Waxay madasha dhalinta maan-kobac mar labaad idinku so dhaweyn doonta seminar ku sabsan

Halkaa oo aay kaso qeybgali donan dhalinyaro ganacsato ah oo inala wadaagi doona qibradoda.

Mahadsanidiin.

15/08/2022

Bismillah

Waxay madasha dhalinta maan-kobac mar labaad idinku so dhaweyn doonta seminar ku sabsan

Halkaa oo aay kaso qeybgali donan dhalinyaro ganacsato ah midaa oo ay inagula wadagi donaan, qibradoda iyo wax qabadyadoda ganacsi.

Inaad kafaaidi dontaan ayaan rajeyn doonna.

Mahadsanidiin.

Address

Mogadishu

Telephone

+252685983320

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maan-kobac Youth posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Maan-kobac Youth:

Share