Galaha Midnimada Beesha Eelaay

Galaha Midnimada Beesha Eelaay HADAA SO GASHO FOLLOW ISO DHEH

Maanta o ay taariiqdu kubeegantahay  25/8/2024waxa kulan wadatashi ah isugu yimaadey  odayaasha dhaqanka Nabadoonada cul...
26/08/2024

Maanta o ay taariiqdu kubeegantahay 25/8/2024
waxa kulan wadatashi ah isugu yimaadey odayaasha dhaqanka Nabadoonada culima udiinka dhallinyarada iyo xilibanada besha
kulanka waxa logu hadley midnimada besha Eelay iyo sidii loola tacaamulilaha kuwa naguso wajahan ee gareystey qaladkooda
kulanka waxa si gaar ah warbixin siyaasada loga dhagestey Wasiirad fowzia mohamed sheik.
waxa lais weydaarsadey fikradaha kala duduwan waxaana laso bandhigey talooyin toosinaya midnimada tolka waxa laga codsadey xilibaan fawzia in ay naga adkeeyso wixi siyaasad ah taaso yoolkeeda dhaleysa in matalaadedu ugu faaideyso beelweynta ayna tahay qofka ugu sareeya beesha dhanka siyaasada ayna mudantahay raadinta xuquuqaha beesha kamaqan waa ayna ajiibtey
taaso halku dhigeedu yahay (Anago mideysan ayaan mujtamaca somaliyeed lamacaamileynaa)
kulanka muhiimadiisu wa midnimo
ujeedkana waa asalka besha Eelay in lamideeyso aaraahda bulshada.

Mahadcelin
waxan umahadcelineyna Alle s,w,t kadib Xiliban Fawzia mohamed sheik taaso aan ugu mahadcelineyno muhiimada gaarka ah ee ay siiso beesha Eelay Matalaadaadu marak bey leedahay xilibaan dadkeda so dhaweesaneysa mucaaradkii so laabtana laab furnaan kuso dhaweeneysa xilibaan mahadsanid kunjeeer si wadajir ah ayaana uguuleysan doonna i.n

wabilahi towfiiq

24/12/2022

Follow naso dhaha

Address

Howl'wadaag
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galaha Midnimada Beesha Eelaay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share