Midowga Dhalinyarada Beesha Aadan Yoonis

Midowga Dhalinyarada Beesha Aadan Yoonis Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Midowga Dhalinyarada Beesha Aadan Yoonis, Youth Organization, Mogadishu.

28/09/2026

28/09/2026

28/09/2026

Nabadoon Mohamed

28/09/2026

Kalimaadkii suldaanka

28/09/2026

Nabadoon Xussen mohamud gacal

28/09/2026

Nabadoon Hassan Abuukar ayaa daahfuray xalfada duubka iyo caleema sarka nabadoon Mohamed Ali ibrahim

28/09/2026

Muhiimad ay leedahay masuuliyada Qaraabada

28/09/2026

“Aniga ayaa ah nabadoonka laduubay macalinkiisi”

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ  IYO BOGAADIN -SAARKA NABADOONKA  Maxamed Cali Ibraahim JabadNabadoonka Jufada Ee...
28/09/2026

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

IYO BOGAADIN

-SAARKA NABADOONKA

Maxamed Cali Ibraahim Jabad

Nabadoonka Jufada Eebakar Cumar ee Beesha Aadan Yoonis Daanweyne Wacbuudhan

Waxaan hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u diraynaa Nabadoon Maxamed Cali Ibraahim Jabad, oo loo caleema saaray Nabadoonka Jufada Eebakar Cumar ee Beesha Aadan Yoonis Daanweyne Wacbuudhan.

Waxaan Alle SWT uga baryaynaa inuu xilka culus ee loo igmaday u fududeeyo, kuna asturo caddaalad, xikmad, dulqaad iyo hoggaan suubban.

Waxaan rajaynaynaa inuu noqdo nabadoon ka shaqeeya midnimada, nabadda, wadajirka, horumarka iyo isku duubnida bulshada, isla markaana ilaaliya dhaqanka, sharafta iyo wadajirka beesha.

Nabadoon, xilka Alle ha kuu fududeeyo, hana kaa dhigo mid dadkiisa iyo dalkiisaba anfaca.

GUUL IYO GOBANNIMO!

Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo!

Alle ha kugu asturo xilka cusub. Aamiin.

Waa farxad weyn in aan hambalyo iyo bogaadin u dirno gabadhena Aamino Maxamed Xasan, oo si guul leh u dhamaysatay  herka...
24/08/2026

Waa farxad weyn in aan hambalyo iyo bogaadin u dirno gabadhena Aamino Maxamed Xasan, oo si guul leh u dhamaysatay herka hoowad ee waxbarashada sare(Bachelor degree).

Guushan waxay ka dhalatay dadaal, dulqaad iyo adkaysi, waana tallaabo muhiim ah oo u horseedi doonta mustaqbal ifaya. Waxaan Ilaahay uga baryeynaa inuu cilmigeeda ku anfaco, u fududeeyo heerarka waxbarasho ee xiga iyo guulo ka sii waaweyn.

Hambalyo Aamino Maxamed Xasan! 🎓🌹
Waxaan kuu rajaynaynaa guul joogto ah, caafimaad, barwaaqo iyo horumar. Alle ha kuu barakeeyo cilmigaaga, hana kaa dhigo qof dalkiisa iyo dadkiisaba anfaca.

Waxaa hambalyadan kuu diraya Bahda Beesha Aadan Yoonis Daanweyne Wacbuudhan. 🎉

Address

Mogadishu

Telephone

+252615453843

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Dhalinyarada Beesha Aadan Yoonis posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Midowga Dhalinyarada Beesha Aadan Yoonis:

Shortcuts

Share