Himilo Innovation Hub

Himilo Innovation Hub Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Himilo Innovation Hub, Community Center, Hodan, Mogadishu.

Himilo Innovation Hub is a university-based innovation hub of Himilo University with the purpose of creating a secure and work-oriented environment for entrepreneurs, job seekers, and students to promote the growth and sustainability of their startups.

Today, we celebrate World Girls in ICT Day , a powerful reminder that the future of technology must be inclusive.We beli...
23/04/2026

Today, we celebrate World Girls in ICT Day , a powerful reminder that the future of technology must be inclusive.

We believe every girl deserves the opportunity to learn, create, and lead in the digital world. girls are not just participants, they are future changemakers.

If youโ€™re a young girl explore, learn, and build your skills , the tech world needs your ideas.

Waxaa maanta noo qabsoomay workshop-kii horumarinta haweenka iyo ganacsiga ee cinwaankiisu ahaa:โ€œ๐‡๐จ๐ฐ ๐–๐จ๐ฆ๐ž๐ง ๐‚๐š๐ง ๐๐ฎ๐ข๐ฅ๐ ๐’๐ฎ๐œ...
11/04/2026

Waxaa maanta noo qabsoomay workshop-kii horumarinta haweenka iyo ganacsiga ee cinwaankiisu ahaa:
โ€œ๐‡๐จ๐ฐ ๐–๐จ๐ฆ๐ž๐ง ๐‚๐š๐ง ๐๐ฎ๐ข๐ฅ๐ ๐’๐ฎ๐œ๐œ๐ž๐ฌ๐ฌ๐Ÿ๐ฎ๐ฅ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ๐ž๐ฌโ€ oo ay ka faaโ€™iideysteen gabdho badan oo xiiseynayay inay horumariyaan xirfadahooda ganacsi iyo hal-abuurkooda.

Mowduucyada ay sida gaarka uga faaiideen waxaa kamid ahaa
โœ…Xirfadaha iyo farsamooyinka lagu dhisi karo ganacsiyo yar yar oo guuleysta
โœ…Istaraatiijiyadaha muhiimka ah ee lagu bilaabo laguna kobciyo ganacsiga.

Workshop-kan waxaa noo bixisay oo aan uga mahadcelineynaa Ustaad Fartun Sheikh โ€“ SIYB Master Trainer, sidoo kalena ah ๐‚๐„๐Ž Raad Insights & Advisory oo si faahfaahsan ula wadaagtay dhalinyarada aqoonta iyo khibradeeda laxariirta dhisida iyo kobcinta ganacsiyada yar yar.

Waxaa si guul leh noogu dhamaaday tababar laba maalmood socday oo ah ๐’๐ž๐ฅ๐Ÿ ๐ƒ๐ข๐ฌ๐œ๐จ๐ฏ๐ž๐ซ๐ฒ & ๐‚๐š๐ซ๐ž๐ž๐ซ ๐ƒ๐ข๐ซ๐ž๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐Œ๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐‚๐ฅ๐š๐ฌ๐ฌ (Duf...
09/04/2026

Waxaa si guul leh noogu dhamaaday tababar laba maalmood socday oo ah ๐’๐ž๐ฅ๐Ÿ ๐ƒ๐ข๐ฌ๐œ๐จ๐ฏ๐ž๐ซ๐ฒ & ๐‚๐š๐ซ๐ž๐ž๐ซ ๐ƒ๐ข๐ซ๐ž๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐Œ๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐‚๐ฅ๐š๐ฌ๐ฌ (Dufcaddii 3aad).

Labadan maalmood waxa ay ardaydu ku heleen faham cusub oo ku saabsan naftooda, kartidooda iyo sida ay u qorsheyn karaan mustaqbalkooda shaqo. Tababarku wuxuu si gaar ah diiradda u saaray dhisidda kalsoonida qofka, kobcinta hab-fikirka guusha, iyo fahamka fursadaha ka jira suuqa shaqada.

Waxaan u rajeynayaa in aqoonta iyo fahamka ay heleen ardayda ay u noqon doonto hagaha ay ku dhistaan mustaqbalkooda waxbarasho iyo shaqo insha ALLAH.
๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐ข๐ข๐ง

Waxaan shaacineenaa qabashada workshop muhiim ah oo loogu talagalay horumarinta haweenka iyo ganacsiga, kaas oo cinwaank...
08/04/2026

Waxaan shaacineenaa qabashada workshop muhiim ah oo loogu talagalay horumarinta haweenka iyo ganacsiga, kaas oo cinwaankiisu yahay:

โ€œ๐…๐ซ๐จ๐ฆ ๐’๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ ๐ญ๐จ ๐ˆ๐ง๐ง๐จ๐ฏ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง: ๐‡๐จ๐ฐ ๐–๐จ๐ฆ๐ž๐ง ๐‚๐š๐ง ๐๐ฎ๐ข๐ฅ๐ ๐’๐ฎ๐œ๐œ๐ž๐ฌ๐ฌ๐Ÿ๐ฎ๐ฅ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ๐ž๐ฌโ€

Workshop-kan wuxuu diiradda saarayaa sidii haweenku uga faaโ€™iideysan lahaayeen xirfadahooda una abuuri lahaayeen ganacsiyo guuleysta, iyadoo la adeegsanayo hal-abuur iyo fikrado la fulin karo.

Waxaa workshop-kan bixin doonta Ustaad Fartun Sheikh , SIYB Master Trainer, sidoo kalena ah ๐‚๐„๐Ž Raad Insights & Advisory lehna khibrad ballaaran oo ku saabsan dhisidda iyo kobcinta ganacsiyada.

๐Ÿ“… ๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก: ๐Ÿ๐Ÿ ๐€๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”
โฐ ๐–๐š๐ช๐ญ๐ข: ๐Ÿ—:๐ŸŽ๐ŸŽ ๐€๐Œ โ€“ ๐Ÿ๐Ÿ:๐ŸŽ๐ŸŽ ๐๐Œ
๐Ÿ“ ๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š: ๐‡๐ข๐ฆ๐ข๐ฅ๐จ ๐ˆ๐ง๐ง๐จ๐ฏ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐‡๐ฎ๐›

Waxaa si rasmi ah noogu soo gabagaboobay tababarkii ๐’๐ž๐ฅ๐Ÿ ๐ƒ๐ข๐ฌ๐œ๐จ๐ฏ๐ž๐ซ๐ฒ & ๐‚๐š๐ซ๐ž๐ž๐ซ ๐ƒ๐ข๐ซ๐ž๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐Œ๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐‚๐ฅ๐š๐ฌ๐ฌ Dufcadii 2aad.Tababar...
11/03/2026

Waxaa si rasmi ah noogu soo gabagaboobay tababarkii ๐’๐ž๐ฅ๐Ÿ ๐ƒ๐ข๐ฌ๐œ๐จ๐ฏ๐ž๐ซ๐ฒ & ๐‚๐š๐ซ๐ž๐ž๐ซ ๐ƒ๐ข๐ซ๐ž๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐Œ๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐‚๐ฅ๐š๐ฌ๐ฌ Dufcadii 2aad.

Tababarkan wuxuu ardayda ka caawiyay inay:
โœ…Ogaadaan naftooda (๐’๐ž๐ฅ๐Ÿ ๐ƒ๐ข๐ฌ๐œ๐จ๐ฏ๐ž๐ซ๐ฒ) , iyagoo fahmay awoodahooda, kartidooda iyo sida ay uga faaโ€™iideysan karaan.
โœ…Dhisaan hab-fakar guuleed (๐’๐ฎ๐œ๐œ๐ž๐ฌ๐ฌ ๐Œ๐ข๐ง๐๐ฌ๐ž๐ญ) , si ay uga gudbaan caqabadaha una yeeshaan aragti horumarineed.
โœ…Fahmaan baahiyaha suuqa (๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ ๐ƒ๐ž๐ฆ๐š๐ง๐) , si ay u ogaadaan xirfadaha iyo fursadaha ay bulshada iyo suuqu u baahan yihiin.

Waxaan u rajeynayaa in aqoonta iyo fahamka ay heleen ardayda ay u noqon doonto hagaha ay ku dhistaan mustaqbalkooda waxbarasho iyo shaqo insha ALLAH.
๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐ข๐ข๐ง

Waxaa si rasmi ah noogu bilowday Wajiga Labaad ๐‚๐จ๐ก๐จ๐ซ๐ญ ๐ˆ๐ˆ ee tababarka ๐’๐ž๐ฅ๐Ÿ-๐ƒ๐ข๐ฌ๐œ๐จ๐ฏ๐ž๐ซ๐ฒ & ๐‚๐š๐ซ๐ž๐ž๐ซ ๐ƒ๐ข๐ซ๐ž๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐Œ๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ๐œ๐ฅ๐š๐ฌ๐ฌ oo a...
04/03/2026

Waxaa si rasmi ah noogu bilowday Wajiga Labaad ๐‚๐จ๐ก๐จ๐ซ๐ญ ๐ˆ๐ˆ ee tababarka ๐’๐ž๐ฅ๐Ÿ-๐ƒ๐ข๐ฌ๐œ๐จ๐ฏ๐ž๐ซ๐ฒ & ๐‚๐š๐ซ๐ž๐ž๐ซ ๐ƒ๐ข๐ซ๐ž๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐Œ๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ๐œ๐ฅ๐š๐ฌ๐ฌ oo ardaydu qaybta koowaad ee tababarka diiradda lagu saaray Self-Discovery (๐ˆ๐ฌ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐Ÿ๐ญ๐š)
Qaybtan ardaydu waxay ku barteen:
โœ…Sida ay u aqoonsan karaan kartidooda iyo hibadooda qarsoon
โœ…Fahamka dabeecadahooda iyo waxa ay si dabiici ah ugu fiican yihiin
โœ…Ogaanshaha qiyamka (๐ฏ๐š๐ฅ๐ฎ๐ž๐ฌ) iyo waxa noloshooda muhiimka u ah
โœ…Iyo Kala saarista rabitaanka bulshada iyo rabitaankooda dhabta ah.

Ardaydu waxay qaybta koowaad ee tababarka ku fahmeen waxyaabaha ka caawinaya inay gartaan cidda ay yihiin iyo waxa ay doonayaan in ay noqdaan. iyagoo u gudbaya Wajiga Labaad ee tababarka oo diiradda lagu saari doono dhisidda hab-fakar guuleysta (๐’๐ฎ๐œ๐œ๐ž๐ฌ๐ฌ ๐Œ๐ข๐ง๐๐ฌ๐ž๐ญ), fahamka baahida suuqa shaqada (๐‰๐จ๐› ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ ๐ƒ๐ž๐ฆ๐š๐ง๐), iyo sida loo doorto xirfad ku saleysan awoodda qofka iyo fursadaha jira.

Yesterday, We successfully completed an engaging training on Self-Discovery and Career Readiness for the final-year stud...
25/02/2026

Yesterday, We successfully completed an engaging training on Self-Discovery and Career Readiness for the final-year students of Himilo University.

The training focused on three key areas:
๐Ÿ”น Career Preparedness
๐Ÿ”น Building the Right Mindset for Success
๐Ÿ”น Understanding Job Market Demands

Through interactive discussions, practical exercises, and real-life scenarios, the students gained valuable insights and skills to confidently transition from university to the job market.

We are proud of the commitment and enthusiasm shown by our future graduates! ๐Ÿš€

At Himilo Innovation Hub, we believe graduation is not just about earning a degree โ€” itโ€™s about being fully prepared for the world ahead.

08/11/2025

Muuqaal kooban oo ka mid ah wajigii labaad ee Tababarka Naqshadeynta iyo Dhisidda Website-yada "๐‚๐ซ๐š๐Ÿ๐ญ๐ข๐ง๐  ๐–๐ž๐›๐ฌ๐ข๐ญ๐ž๐ฌ ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง ๐š๐ง๐ ๐ƒ๐ž๐ฏ๐ž๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐๐จ๐จ๐ญ๐œ๐š๐ฆ๐ฉ"

Waxaa maanta noo furmay wajigii labaad ee Tababarka Naqshadeynta iyo Dhisidda Website-yada! Maanta dhalinyaradu waxay ba...
08/11/2025

Waxaa maanta noo furmay wajigii labaad ee Tababarka Naqshadeynta iyo Dhisidda Website-yada!

Maanta dhalinyaradu waxay baranayaan naqshadeynta mareegaha (Web design), iyagoo marka ay dhameeyaan naqshadda u rogi doona kuwa shaqeynaya, insha ALLAH

Maalin kale oo waxbarasho, hal-abuur iyo dhisid xirfado dhaxal gal ah!

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ค๐š๐ฅ๐ž ๐จ๐จ ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐›, fursad kale oo ay dhalinyaradu ku baranayaan xirfado hor leh oo dhisaya mustaqbalkooda dijitaalka ...
08/11/2025

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ค๐š๐ฅ๐ž ๐จ๐จ ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐›, fursad kale oo ay dhalinyaradu ku baranayaan xirfado hor leh oo dhisaya mustaqbalkooda dijitaalka ah.

Address

Hodan
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Himilo Innovation Hub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Himilo Innovation Hub:

Share