17/03/2024
5 iyo kabadanbey kubadin doontaa Liverpool inshallah
Asc dhamaan macaamiisheena sharafta leh ee kuxiran pagekeen waxaan usheegeyaa beri oo ah maalin axad ah taariikhduna ay tahay 17 march 2024 carwada Amiir Baby shop waxey idinku talagashey abaalmarin abaal marintaasi oo ah 5£ iney siineyso kulanka adag ee beri lawada sugaayo oo udhaxeeya Liverpool vs man united cidii si sax ah usaadaaliso ayaana helidoona abaalmarinta NB waa inaad shuruudahan buuhisaa mid kamid ah hadaad katagtid kuma guuleysan abaalmarinta xitaa hadaad sahdid intakale, saadaalintana waxey Ku,egtahay marka ay cayaartu bilaabato
1 share
2 like
3 comment
Nasibkaaga tijaabi saadaal waxan🙏