Agro-Environmental Forum-AGREF

Agro-Environmental Forum-AGREF Madasha beeraha iyo degaanka waa madal u taagan ilaalinta degaanka iyo latalinta beeralayda.

🌱 Maalinta Caalamiga ah ee Deegaanka (World Environmental Day) 🌱Maanta waa maalin gaar ah oo dunidu u dabbaaldegayso ila...
26/01/2026

🌱 Maalinta Caalamiga ah ee Deegaanka (World Environmental Day) 🌱

Maanta waa maalin gaar ah oo dunidu u dabbaaldegayso ilaalinta deegaanka, waa maalin ina xusuusinaysa masuuliyadda naga saaran dabeecadda nagu xeeran. Deegaanku waa nolosheenna; waa hawada aan neefsanno, biyaha aan cabno, dhulka aan ku noolnahay, iyo mustaqbalka carruurteenna.

Haddii aan maanta daryeelno deegaanka, berri waxaan heli doonnaa nolol caafimaad leh, horumar waara, iyo dunida ka qurux badan tan aan maanta ku noolnahay. Jarista dhirta, wasakheynta biyaha, iyo dayaca deegaanka waxay khatar ku yihiin nolosha oo dhan.

Aan noqono jiil ka shaqeeya nadiifinta, beerista, ilaalinta, iyo wacyigelinta deegaanka. Tallaabo kasta oo yar oo aad qaaddo maanta, waxay noqon kartaa isbeddel weyn berri.

🌍 Aan ilaalinno deegaanka
🌿 Aan badbaadinno dabeecadda
πŸ’š Aan dhaxal qurux badan u reebno jiilalka soo socda

Deegaanku waa nolosheena β€” Ilaalintiisuna waa waajib saaran qof walba.



Kaqayb galka xusida  makinta beeralayda somaaliyeed io malinta cunada aduunka Ururka hormarinta beeraha io deegaanka ee ...
17/10/2025

Kaqayb galka xusida makinta beeralayda somaaliyeed io malinta cunada aduunka

Ururka hormarinta beeraha io deegaanka ee Agro-Environmental Forum-AGREF waxa uu si rasmi ah ugu qayb galay dabaal daga lawadas maalin kaa oo ay so qaban qaabiyeen Beeraha Iyo waraabka JFS
Shirkaas waxa lagu lafa guray ahmiyada ay leedahay beeraha io sida loga shaqayn laha nidaam cuno oo waara ( sustainable food security) waxaa sido kale lagu lafa guraya muhiimada ay le dahay (world food day) agreff waxa uu diyaar u yahay ka shaqaynta io lashaqaynta beeralayda somaliyeed.



🌿 Agro-Environmental Forum-AGREF (AGREFF) πŸŒΏπŸ—“οΈ 17 Sebteembar 2025Shalay waxaannu ku faraxsanayn inaan ka qaybgalno Bandhi...
18/09/2025

🌿 Agro-Environmental Forum-AGREF (AGREFF) 🌿

πŸ—“οΈ 17 Sebteembar 2025

Shalay waxaannu ku faraxsanayn inaan ka qaybgalno Bandhigga Koowaad ee Haweenka Beeralayda Soomaaliyeed oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Bandhiggani waxa uu ahaa madal muhiim ah oo lagu dhiirrigelinayay beeralayda Soomaaliyeed, lana isku weydaarsaday khibrado, hal-abuur iyo aragtiyo ku saabsan horumarinta dhaqaalaha cagaaran iyo sidii beeraha dalka loogu dari lahaa tartanka caalamiga ah.

AGREFF waxaa bandhigga ku matalay guddoomiye ku xigeenka ururka Mrs. Nasteha Muhamed axmed iyo madaxa maaliyadda ururka Mrs. abuukar maxamed . Ka qaybgalka ay labada masuul ku meteleen ururka waxa uu fursad noo siiyay inaan la falgalno beeralayda, khubarada iyo ururrada kale ee ka shaqeeya beeraha iyo deegaanka, iyadoo diiradda la saarayay iskaashi, horumar waara iyo taageeridda beeralayda Soomaaliyeed.

Waxaan ku faanayna in ka qaybgalka bandhiggan uu mar kale muujiyay doorka AGREFF ee ku aaddan kor u qaadidda dhaqaalaha cagaaran, dhiirrigelinta hal-abuurka iyo ilaalinta deegaanka. πŸŒ±πŸ‡ΈπŸ‡΄


Waxa si rasmi ah inoogu so dhamaday webinar ciwan kisu aha: Sustainable Farming Practices-building resident youth led Ag...
24/08/2025

Waxa si rasmi ah inoogu so dhamaday webinar ciwan kisu aha: Sustainable Farming Practices-building resident youth led Agri business .
Waxa webinar ka lagu lafa guray
--role ka dhalin yarada ay ku le yihiin Sustainable Farming
--side dhalin yarada loogu u abuuri karaan ganacsi beeraha la xariira
Iyo waxa yabo fara badan
Webinar ka waxa noso jeediyay ustad: Hamdi Mohamed o ah climate activities, agricultural entrepreneur, and agricultural journalists waxa ay aqoo fog u le dahay agribusiness ka io beerahha waara waxan uga mahad celinaynaa dadlki waqtigii ay noo hurtay. Io dhaman ka qayb galayasha . Mahadsanidiin


🌱 Exciting Opportunity! 🌱Join the Agro-Environmental Forum (AGREF) for a virtual seminar on:Sustainable Farming Practice...
22/08/2025

🌱 Exciting Opportunity! 🌱
Join the Agro-Environmental Forum (AGREF) for a virtual seminar on:

Sustainable Farming Practices: Building Resilient Youth-Led Agri-businesses

πŸ“Œ Trainer: Hamdi Mohamed – Climate activist & agricultural entrepreneur, passionate about sustainable farming, business development, and youth & women empowerment.
πŸ“… Date: 24th August 2025
⏰ Time: 8:00 PM
πŸ“ Platform: Google Meet
πŸŽ“ Certificate: Yes

Don’t miss this chance to learn, connect, and grow in sustainable agriculture! πŸŒπŸ’‘

https://chat.whatsapp.com/EZCcamOJP865YYCBgcVe8y?mode=ac_t

"Maanta waxaa si guul leh noogu qabsoomay seminar cinwaankiisuna ahaa β€˜Smart Irrigation Technologies: Solutions for Wate...
09/08/2025

"Maanta waxaa si guul leh noogu qabsoomay seminar cinwaankiisuna ahaa β€˜Smart Irrigation Technologies: Solutions for Water Efficiency in Somali Agriculture’.
Intii lagu guda jiray seminarka
Waxaan ka faaidnay aqoon iyo xalal casri ah oo lagu horumarinayo waxtarka isticmaalka biyaha ee beeraha Soomaaliya, iyadoo diiradda la saaray ilaalinta kheyraadka iyo kordhinta wax soo saarka πŸ’§πŸŒ±

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa Eng Abdullhalim hirsi farax ee nasoo jeediyay seminarka iyo dhammaan ka qaybgalayaasha sharafta leh ee waqtigooda qaaliga ah u huray inay kasoo qeyb galaan.

Mahadsanidiin dhammaantiin!
"

π–πžπ›π’π§πšπ« π“π«πšπ’π§π’π§π  𝐚𝐧𝐝 𝐏𝐫𝐨𝐟𝐞𝐬𝐬𝐒𝐨𝐧𝐚π₯ π‚πžπ«π­π’πŸπ’πœπšπ­πž:π“πŽππˆπ‚: Smart Irrigation Technologies: Solutions for Water Efficiency in So...
08/08/2025

π–πžπ›π’π§πšπ« π“π«πšπ’π§π’π§π  𝐚𝐧𝐝 𝐏𝐫𝐨𝐟𝐞𝐬𝐬𝐒𝐨𝐧𝐚π₯ π‚πžπ«π­π’πŸπ’πœπšπ­πž:
π“πŽππˆπ‚: Smart Irrigation Technologies: Solutions for Water Efficiency in Somali Agriculture.

Agro-Environmental Forum (AGREF) is pleased to announce an insightful virtual seminar on Smart Irrigation Technologies, focusing on practical solutions to improve water efficiency in Somali agriculture.

Trainer:
Abdihalim Hersi Farah – irrigation and water specialist Lecturer at Somali National University.

Why Attend:

β—‹Learn innovative irrigation technologies that save water and improve productivity.

β—‹Understand challenges and solutions for water efficiency in Somalia.

β—‹Receive a professional certificate upon completion.

π–πžπ›π’π§πšπ« πƒπžπ­πšπ’π₯𝐬:

Venue: Google Meeting (Live)

Date: 9th August 2025

Time: 4:00 pm – 5:00 pm

Certificate: Yes

Join this group
https://chat.whatsapp.com/EZCcamOJP865YYCBgcVe8y?mode=ac_t

AGREF oo ka Qayb Galay Somali Women Climate Conference 2025Ururka Agro-Environmental Forum (AGREF) wuxuu si sharaf leh u...
04/08/2025

AGREF oo ka Qayb Galay Somali Women Climate Conference 2025

Ururka Agro-Environmental Forum (AGREF) wuxuu si sharaf leh uga qayb galay "Somali Women Climate Conference 2025", oo ka qabsoomay Istanbul Hotel Muqdisho maanta oo ay taariikhdu tahay August 4, 2025.

Shirkan oo ay soo qaban qaabiyeen Somali Women in Environment and Climate Change iyo Action for Environment, ayaa diiradda lagu saaray doorka haweenka ee la xiriira arrimaha deegaanka iyo isbeddelka cimilada.

AGREF waxaa shirkan ku matalay:

Sacdiyo Abuukar Maxamed – Madaxa Maaliyadda AGREF

Axmed Maxamed Jaamac – Xubin ka tirsan AGREF

Waa fursad muhiim ah oo lagu xoojinayo iskaashiga hay’adaha deegaanka iyo horumarinta ka-qaybgalka haweenka ee la tacaalidda isbedelka cimilada.


-

Ciid mubaarak Waxan dhaman umada musliminta ugu hampalyeynayaa munasabada ciidul ulxiga waxa aane alle ka bar yey naa in...
06/06/2025

Ciid mubaarak
Waxan dhaman umada musliminta ugu hampalyeynayaa munasabada ciidul ulxiga waxa aane alle ka bar yey naa in uu naga aqbalo acmasha wanagsan ee aan so samaynay


5-ta Juun waa maalin caalami ah oo loogu talagalay wacyigelinta ilaalinta deegaanka. Waxaa la xusayaa tan iyo sanadii 19...
05/06/2025

5-ta Juun waa maalin caalami ah oo loogu talagalay wacyigelinta ilaalinta deegaanka. Waxaa la xusayaa tan iyo sanadii 1972-dii, waxaana sanad kasta diiradda la saaraa arrin muhiim ah oo deegaanka la xiriirta.

Ujeedada maalintan waa:

In la kordhiyo wacyiga ku saabsan deegaanka.

In la dhiirrigeliyo tallaabooyin wax ku ool ah oo lagu ilaalinayo dhulka, hawada, iyo biyaha.

In qof walba ka qeyb qaato daryeelka deegaanka.

Sanadka 2025, mowduuca waa: "Ka Hortaga Wasakheynta Balaastigga"

Hadaba agreff waxa uu si rasmi ah ugu dawal dagaya malinta calamiga ah ee degaanka inago ka qayb qadanayno sare u qadaida wacyigalinta io ka hortaga aafoyinka degaanka

Deegaanku waa nolosheena – aan dhowrno!


 #12/may/2025 international day of plant health. Madasha hormarinta beeraaha io deegaanka ee ( AGREFF) aya ka qayb galay...
12/05/2025

#12/may/2025
international day of plant health.
Madasha hormarinta beeraaha io deegaanka ee ( AGREFF) aya ka qayb galay munasabad lagu xusaya malinta calimaga ah ee cafimadka dhirta oo ay so qaban qabiyeen kulliyada beeraha ee jamacada umada somaliyed, gaar ahaan waxda bad baadada dhirta.

Munasabadaas waxa nagu matalayay gudomiyaha madasha hormarinta beeraaha iyo deegaanka mr ismail muhudin abdullahi io xubnah kale ee ururka aya ka qaybagalay munasabad calimaga ee cafimadka dhirta.

Xuska malintas waxa uu muhiim u yahay nolasha bani adamka waxana biyo k**a dhib caan ah in aan kawada shaqayno ilaalinta dhirta si aan u helno cuno io hawo caafimaad qabta.



08/05/2025

Sanadihi 1960s---1990s somalia waxa ay ahayd hormuudka wax soo saarka mooska ee Afrikaa balse nasiib xumo, godob falaxanki ka dhacay dalkena wax uu wiiqay wax so sarka mooska.
Hadaba maqaalkan waxa aan uga hadli donaa taarikhda mooska somaliya ka bogasho haboon




Address

Mogadishu

Telephone

+252619232461

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Agro-Environmental Forum-AGREF posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Agro-Environmental Forum-AGREF:

Share