Ururka adeegga bulshada ee Haldoor

Ururka adeegga bulshada ee Haldoor Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka adeegga bulshada ee Haldoor, Nonprofit Organization, Mogadishu.

CIID MUBAARAK Ururka HASWO Wuxuu hambalyo ku aadan munaasabadda Ciidul Adha udiraysaa dhammaan muslimiinta caalamka, gaa...
28/06/2023

CIID MUBAARAK
Ururka HASWO Wuxuu hambalyo
ku aadan munaasabadda Ciidul Adha udiraysaa dhammaan muslimiinta caalamka,
gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan.
Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr.

Waxaan Alle ka baryeynaa inuu ciidaan ciideeda nagu gaarsiiyo
caafimaad,cibaado suuban, barwaaqo iyo nabad waarta.

Hambalyo dhamman ardeyda soomaaliyeed Natiijo lagu wada farxo insha Allah
31/05/2023

Hambalyo dhamman ardeyda soomaaliyeed
Natiijo lagu wada farxo insha Allah

Maanta waa maalintii ay indhaha inoo furmeen waayo waxaan dhadhaminay nabada inagoo helnay xornimo bilowgeed Guud ahaan ...
15/05/2023

Maanta waa maalintii ay indhaha inoo furmeen waayo waxaan dhadhaminay nabada inagoo helnay xornimo bilowgeed

Guud ahaan dhalinyarada waxaa waajib ka saaran ilaalinta iyo hormarinta bulshada

Dhalinyaro aan wax ku tarno bulshadeena❤🙏

Maanta waxaa inoo qabsoomay wajiga 1-aad qeybtiisa 4-aad barnaamijka wacyi gelinta khataraha uu leeyahay maandooriyaha a...
08/05/2023

Maanta waxaa inoo qabsoomay wajiga 1-aad qeybtiisa 4-aad barnaamijka wacyi gelinta khataraha uu leeyahay maandooriyaha ardayda iskuulada dhigata.

Kaaso aan ku qabanay iskuulka weyn ee Al- IMRA Primary Secondry School.

Ciid wanaagsan dhammaan ummadda soomaliyeed❤🥰
20/04/2023

Ciid wanaagsan dhammaan ummadda soomaliyeed❤🥰

Barnaamijkii wacyigalinta qataraha maandooriyaha  wajigiisa koobaad qaybtiisa 3aad oo aan ka hirgalinay iskuulka weyn ee...
30/03/2023

Barnaamijkii wacyigalinta qataraha maandooriyaha wajigiisa koobaad qaybtiisa 3aad oo aan ka hirgalinay iskuulka weyn ee Al:xikma.

Bilowga isticmaala maandooriyaha waa dhamaadka noloshaada.

30/03/2023

Mogadishu-Somalia
29- march, 2023

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Ururka adeegga bulshada ee Haldoor oo ay wehliyaan qaar kamid ah Xubnaha Ururka ayaa maanta waxay sameeyeen barnaamij wacyi-gelin (Awareness program) Dugsiga H/Dhexe iyo sare ee Al:xikma.

Kaas oo Ujeedkiisu ahaa ka wacyigelinta qataraha ka dhasha waxyaabaha maanka dooriya, iyadoo loo marayo ardeyda dugsiyada (schools)in iyaguna ay ka qayb qaataan wacyigelinta.

Xubnaha ururka ayaa u mahadceliyay ustaad Ibrahim Warsame hussein iyo maamulka iskuulka soodhawaynta diiran ee ay nasoo dhaweeyeen.

wajiga koobaad ee barnaamijka ayaa wali si habsami leh uga socdo dugsigayada gobolka banaadir, kaas oo dhowr waji yeelan doono I.a.




Ururka adeegga bulshada ee Haldoor

Mahadsanidiin.

Saakey oo taariikhdu aheyd 25- 3-2023 waxaa inoo qabsoomay barnaamijkii wacyigalinta qataraha maandooriyaha qaybtiisa 2a...
25/03/2023

Saakey oo taariikhdu aheyd 25- 3-2023 waxaa inoo qabsoomay barnaamijkii wacyigalinta qataraha maandooriyaha qaybtiisa 2aad oo aan ka hirgalinay iskuulka weyn ee 20 ka December.

Waxaan diyaar u nahay in aan si hagar la' aan ah ugu qeyb qaadano wacyi galinta maandooriyaha kaa soo galaafsaday dhalinteena.

Abdikani Abuukar Maxamed ayaa loo doortay Guddoomiyaha Ardayda Kulliyadda Culuumta Bulshada ee Jaamacadda Ummadda Soomaa...
20/03/2023

Abdikani Abuukar Maxamed ayaa loo doortay Guddoomiyaha Ardayda Kulliyadda Culuumta Bulshada ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Waxaan Allah uga baryeynaa in uu u fududeeyo xilka culus ee loo igmaday.

Abdikani waxaa uu ka mid yahay bahwaynta haldoor oo uu ka ahaan jiray gudoomiye.
Congratulations gudoomiye

Ururka Adeegga Bulshada ee Haldoor waxa uu diyaar u yahay inuu sanadkaan kaalin wayn  ka  qaato barnaamijka afurinta mas...
20/03/2023

Ururka Adeegga Bulshada ee Haldoor waxa uu diyaar u yahay inuu sanadkaan kaalin wayn ka qaato barnaamijka afurinta masaakinta,

Waxaana kala shaqeyn doono samafale Salman Jamal Said oo inbadan kaso shaqeynayay caawinta iyo hormarinta danyarta soomaliyeed.

Qof walba oo inagala qeyb qaadanaya barnaamijkan kheeriga ah wuu u furuan yahay.

Address

Mogadishu

Telephone

+252619529733

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka adeegga bulshada ee Haldoor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ururka adeegga bulshada ee Haldoor:

Share