Somali Teachers Syndicate

Somali Teachers Syndicate Ururka Macallimiinta Soomaaliyeed waa urur madax banaan aan dowli aheyn, kana shaqeeya danaha macalinka Soomaaliyeed.

Waxaa goor dhow billaabanayo barnaamijka Wacyigalinta Ardayda Fasalka 12aad oo aay soo qaban qaabisay Wasaaradda Waxbara...
13/05/2026

Waxaa goor dhow billaabanayo barnaamijka Wacyigalinta Ardayda Fasalka 12aad oo aay soo qaban qaabisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare
Waxa lagu qabanaya hallka prof shariif saalax ee jaamacadda ummadda soomaaliyeed KM4.

Ururka Macalimiinta Soomaaliyeed wuxuu hambalyo iyo iyo duco u dirayaa gudoomiyaha la doortay ee midowga jaamacadaha soo...
29/04/2026

Ururka Macalimiinta Soomaaliyeed wuxuu hambalyo iyo iyo duco u dirayaa gudoomiyaha la doortay ee midowga jaamacadaha soomaaliyeed Dr Hassan Mohamed Sayid.

๐Ÿ๐Ÿ” ๐€๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” โ€“ ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จWaxaa maanta qabsoomay ๐ค๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ‘๐š๐š๐ ay yeesheen ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š...
17/04/2026

๐Ÿ๐Ÿ” ๐€๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” โ€“ ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ
Waxaa maanta qabsoomay ๐ค๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ‘๐š๐š๐ ay yeesheen ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐, kaas oo lagu lafa-guray ๐ข๐ฌ๐ฅ๐š ๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐…๐ฎ๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š iyo shaqooyinkii ay qabteen sanadkii ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑโ€“๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ.
Kulanka waxaa si rasmi ah u furay ๐——๐—ฟ. ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—”๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ ๐—›๐˜‚๐˜€๐˜€๐—ฒ๐—ถ๐—ป, Guddoomiyaha ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž.
Sidoo kale, ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐…๐ฎ๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ayaa soo bandhigay warbixinta waxqabadkoodii sanadkii la soo dhaafay.

Madax ka tirsan Ururka Macalimiinta Soomaaliyeed ayaa ka qeeybgalay munaasabad lagu daahfuray ๐ฆ๐š๐ค๐ญ๐š๐›๐š๐๐๐š ๐๐ก๐ข๐ฃ๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐š๐ก ...
14/04/2026

Madax ka tirsan Ururka Macalimiinta Soomaaliyeed ayaa ka qeeybgalay munaasabad lagu daahfuray ๐ฆ๐š๐ค๐ญ๐š๐›๐š๐๐๐š ๐๐ก๐ข๐ฃ๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š(somali digital library)oo ay soo qaban qaabisay Somali Digital Knowledge Center

12/04/2026

๐‡๐ข๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐ข๐ฌ ๐š๐Ÿ๐ ๐š๐ซ๐š๐
๐ƒ๐ซ ๐ข๐›๐ซ๐š๐ก๐ข๐ฆ ๐จ๐ฆ๐š๐ซ ๐š๐ก๐ฆ๐ž๐ oo ah ๐ฅ๐š๐ญ๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž ๐ฌ๐š๐ซ๐ž gudoomiyaha ururka macallimiinta ayaa ka warbixiyay hishiiska eey wada galeen Ururka Macalimiinta Soomaaliyeed iyo kaamil hospital

๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐คa ๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ wuxuu uga mahadcelinaya kaamil ๐ก๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ qiima dhimsta baalaran ee uu siiyay macallimii...
11/04/2026

๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐คa ๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ wuxuu uga mahadcelinaya kaamil ๐ก๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ qiima dhimsta baalaran ee uu siiyay macallimiinta.

๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐คa ๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ wuxuu uga mahadcelinaya ๐ฐ๐ž๐ฅ๐œ๐š๐ซ๐ž ๐ฌ๐ฉ๐ž๐œ๐ข๐š๐ฅ๐ข๐ญ๐ฒ ๐ก๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ qiima dhimsta baalaran ee uu siiya...
11/04/2026

๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐คa ๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ wuxuu uga mahadcelinaya ๐ฐ๐ž๐ฅ๐œ๐š๐ซ๐ž ๐ฌ๐ฉ๐ž๐œ๐ข๐š๐ฅ๐ข๐ญ๐ฒ ๐ก๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ qiima dhimsta baalaran ee uu siiyay macallimiinta.

09/04/2026
09/04/2026

Guddoomiyaha ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ayaa si buuxda u taageeray goโ€™aanka ๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ง๐ค๐š ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐š๐š๐๐ข๐ซ ee lagu mamnuucay in ardayda soo daahda laga xiro albaabka iskuulka. Wuxuu ku tilmaamay goโ€™aankan mid muhiim u ah ilaalinta xuquuqda waxbarasho ee ardayda, isla markaana ka qayb qaadanaya yareynta ka maqnaanshaha iyo dhiirrigelinta helitaanka waxbarasho loo siman yahay.

๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ wuxuu farxadda Ciidda la wadaagayaa dhammaan ummadda Muslimiinta ah, ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐๐...
19/03/2026

๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ wuxuu farxadda Ciidda la wadaagayaa dhammaan ummadda Muslimiinta ah, ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐.

๐‚๐ข๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค, sannad walbana kheyr iyo barwaaqo ha inoogu soo laabato.

Waxan ugu hambalyeyneynaa bulshada islaamka ah gaar ahaan bulshada soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee ramaadaan.
17/02/2026

Waxan ugu hambalyeyneynaa bulshada islaamka ah gaar ahaan bulshada soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee ramaadaan.

Address

Maka Al Mukarama Street, Waberi
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Teachers Syndicate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Teachers Syndicate:

Share