21/09/2026
๐ง๐ถ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐๐ผ๐๐ป๐ฑ๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa ๐๐๐๐๐ข๐ฐ๐๐ฅ๐ข ๐๐๐ฌ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐, oo ku guuleystay Deeqda Waxbarasho ee Hormuud Salaam Foundation.
Guushan waxay ka tarjumaysaa dadaalka, kartida iyo juhdiga aad gelisay waxbarashada. Waxaan rajaynaynaa in fursaddan waxbarasho ay noqoto tallaabo muhiim ah oo kuu horseedda horumar aqooneed iyo mustaqbal ifaya.
Cabdiweli, waxaan kuu rajaynaynaa guul, horumar iyo mustaqbal wanaagsan.
Hambalyo mar kale!