04/09/2024
Xaruunta Cilmi baarista iyo hormarinta Aadane ayaa magaalada Muqdisho ku soo bandhigtey Buuga Ambad oo uu qoray Dr. Maxamed Aadan Koofi oo ah cilmi baare katirsan xarunta Aadane.
Munaasabadda lagu soo bandhigayey buuga ayaa waxaa ka soo qeybgaley masuuliyiin ka kala socdey heerarka kala duwan ee dowladda, bahda waxbarashada, aqoonyahan, iyo dhaqan.
Ustaad Maxamuud Jaamac oo ka tirsan masuuliyiinta Xaruunta Aadane, kuna hadlayey magaca xaruunta ayaa ka qeyb galayaasha kusoo dhaweeyay bandhiga buuga Ambad.
-------------------------------------------------------------
The Aadane Center for Research and Human Development hosted a well-organized event to present the book "Ambad" by Dr. Mohamed Aden Koofi, a researcher at the center.
The event was attended by a diverse group, including government officials, writers, academics, and cultural leaders, highlighting the significance of the event.
Ustad Mohamud Jama, a representative from the Aadane Center, delivered a welcoming speech on behalf of the center, expressing gratitude to the attendees and setting a positive tone for the book exhibition. The event appears to have been a significant occasion, fostering connections between various sectors of the community and celebrating the publication of Dr. Koofi's work.
Center
. Koofi
, Somalia