Beesha Dauud Wadasame

Beesha Dauud Wadasame Ha ku ciyaarin shucuurta dadka kale,

27/10/2024

Karaan cabsi cabsi waaye

12/04/2023

Bismillahi,

Waxaan Hambalyo u dirayaa Ciidanka Xoogga Dalka oo u dabbaal dagaya sanad guurada 63-aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay 12-kii April 1960-kii.

Ciidanka milatariga waa laf-dhabarta ciidanka Qaranka, waa mid ka mid ah astaamaha jiritaanka dowladnimadeena, waa ilaaliyayaasha sharafka iyo madax banaanida ummadda, munaasabadan awgeed waxaan hambalyo gaar ah u dirayaa sareeyayaasha, saraakiisha, saraakiil xigeenada, alifleyda iyo dablayda ciidanka Xoogga dalka.

Bisha Ramadaan fadligeeda waxaan Allah SWT dambi dhaafi u weydiinayaa dhammaan inta ku dhimatay difaaca Dalkooda iyo Dadkooda, waxaan caafimaad sariic ah u rajeynayaa inta dhaawaca ah.

01/04/2023

Ciidanka xoogga dalka ayaa saaka toogtay 14 Maleyshiyo ah oo ka tirsan khawaarijta kuwaas oo isku dayay inay soo weeraraan fariisimaha ciidanka ee deegaanka Makuude oo qiyaasti 7 KM dhanka koonfurta ka xiga Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay.

Goordhow la soco Faah faahin dheeraad ah. Xaquuq qof leeyahay

Ceel bacad a haaa
31/03/2023

Ceel bacad a haaa

Qolkaan daud lagu Kala qeebinaayo wa qol mugdi ah
29/03/2023

Qolkaan daud lagu Kala qeebinaayo wa qol mugdi ah

daud shalay iyo maanta farqi a dhaxeeyo tijiaabi  muuse suud viiva
15/01/2023

daud shalay iyo maanta farqi a dhaxeeyo tijiaabi muuse suud viiva

Address

Mogadishu
Mogadishu
26261

Telephone

+25264393856

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beesha Dauud Wadasame posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share