Midnimo Development Association

Midnimo Development Association Midnimo Development Association waa urur ay aasaaseen dhalinyaro mideeysanoo da'yar ah jecelna inay bulshadooda wax u qabtaan. soo dhawaaw๏ฟฝ

Si guud waxaa loo aasaasey in bulshada la hormariyo waxna looga qabto dhammaan dhinac walbo.

"๐–๐จ๐ซ๐ค๐ฌ๐ก๐จ๐ฉ ๐๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฌ๐ก ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐Š๐ฎ ๐’๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ค๐ก๐ซ๐ข๐ฌ๐ค๐š!!" ๐Ÿ“šโœจKu soo biir Workshop xiiso leh oo kaa caawin doona ina...
15/01/2025

"๐–๐จ๐ซ๐ค๐ฌ๐ก๐จ๐ฉ ๐๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฌ๐ก ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐Š๐ฎ ๐’๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ค๐ก๐ซ๐ข๐ฌ๐ค๐š!!" ๐Ÿ“šโœจ

Ku soo biir Workshop xiiso leh oo kaa caawin doona inaad horumariso waxbarashadaada iyo diiradda akhriskaaga.

๐Ÿ”– Mowduuca: Doorka Diirad Saaridda Waxbarashada iyo Akhriska + Qorshaha Shakhsiyeed 2025.
๐Ÿ‘ค Soo-jeediye: Eng. Abdifatah Shoble.
๐Ÿ“… Waqtiga: Jimco, 17/01/2025.
โฐ Saacadda: 8:30 PM habeenimo.
๐ŸŒ Goobta: Google Meet

Maxaad ka faaโ€™iidi doontaa?
โœ… Hababka ugu fiican ee diiradda loo saaro waxbarashada.
โœ… Farsamooyinka kaa caawinaya inaad akhriskaaga joogteyso.
โœ… Sida loo dejiyo qorshe guuleysanaya sanadka 2025.

๐Ÿ’ก Workshop-kan waa bilaash! Ku habboon qof kasta oo doonaya horumar iyo dhiirrigelin.

โžก๏ธ Ku biir WhatsApp Group-ka si aad u hesho link-ka Google Meet:
Ku Biir WhatsApp Group:
https://chat.whatsapp.com/I0AsvaHVoqh5Vo0a2bHX1i

๐ŸŒŸ Ha seegin fursaddan muhiimka ah! Horumarkaagu wuxuu ka bilaabmaa hal goโ€™aan.

Mahadsanid, oo nagu soo biir Jimcaha!

Waxaan Halkan Hambalyo iyo Bogaadin U marineyna Guddoomiye mudane Yuusuf mohamed Ali Yuusuf Ruuxaani oo Daafacda Buugiis...
10/07/2024

Waxaan Halkan Hambalyo iyo Bogaadin U marineyna Guddoomiye mudane Yuusuf mohamed Ali Yuusuf Ruuxaani oo Daafacda Buugiisa Qalin jabinta ee Heerka Kowaad ee waxbarashada.
Waxaan alle ku weydiineyna in aad H**e u socod iyo hogaamiye Karti badan allah Kaa dhigo.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Guddoomiye

Malaayiin jeer ayaan Hambalyo Ku dhaheyna Hambalyo masuul H**e usocod Wanagsanb

Guddoomiyaha ururka Samafalka ee Midnimo Development Association mudane Yuusuf Ruuxaani  Ayaa ka qeyb galah seminar  soc...
30/04/2024

Guddoomiyaha ururka Samafalka ee Midnimo Development Association mudane Yuusuf Ruuxaani Ayaa ka qeyb galah seminar soconayey mudo labo maalin ah oo ay so qaban qaabisay Hay'ada maareenta masiibooyinka Qaran. Ee SODMA.
Seminar ayaa Waxa ka qeyb galay Qaar ka mid ah ururada samafalka ee Ka shaqeeya Guud ahaan Dalka.
Seminarkan Ayaa ku saabsana :U Diyaargarowga Masiibada iyo Nidaamka digniinta ugu horayso ee loogu talagalay ururada Samafalka ( Disaster preparedness And Early warning system Designated to Volunteer Networks )

Madaxda Hay'adda Maareenta masiibooyinka Qaran ee SODMA ayaa shahaado Sharaf gudoonsiiyey Ururka Midnimo uguna mahad celisay sida Qiimaha Badan ee Ay bulshada ugu adeegaan.

Maxaad ka leedahay
24/04/2024

Maxaad ka leedahay

20/04/2023

Midnimo Development Association waxa ay u tagan tahay garabsiinta iyo u adeegidda umada somaliyeed, hadba inta ay tabarteedu tahay.

Miisaanka Aakhiro allah noo saaro shaqadii aan soo qabanay iyo camaladii wanagsanaa ee dhammaan ururka Midnimo iyo Taageerayasha reer Midnimo iyo muxsiniinta dadkooda jecel ay ku dhaqaaqeen.
Waxa aan ilahay waydiisanaynaa in Dalkeena nabad nooga dhigo si aan amni ugu noolaano iyo nolol farxadleh. Insha allah.

allah ayaa mahad o dhan is kaleh.Midnimo Development Association Maanta oo Sabti ah 16/Apr/2023 da.Waxa ay hawl gashay K...
15/04/2023

allah ayaa mahad o dhan is kaleh.
Midnimo Development Association
Maanta oo Sabti ah 16/Apr/2023 da.
Waxa ay hawl gashay KAABKA HILAAC WANAAG, /Tareedisho, ololihii afiri walalkaa oo hel laba ajar.

Al xamdulilaah
Waxa si habsami leh nooga soo dhamaaday afurintii galabta aan u samaynay walalaheen somaliyed, kuwasoo mudnaa in ay helaan afurin, inta xoog baxsatay iyo inta deeq bixisayba ilaahay miisaankooda ha u saaro.

15/04/2023

Allah ayaa mahad o dhan is kaleh.
Midnimo Development Association
Maanta oo Sabti ah 16/Apr/2023 da.
Waxa ay hawl gashay KAABKA HILAAC WANAAG, /Tareedisho, ololihii afiri walalkaa oo hel laba ajar.

Al xamdulilaah
Waxa si habsami leh nooga soo dhamaaday afurintii galabta aan u samaynay walalaheen somaliyed, kuwasoo mudnaa in ay helaan afurin, inta xoog baxsatay iyo inta deeq bixisayba ilaahay miisaankooda ha u saaro.

02/04/2023

Midnimo Development Association. ayaa afurin u samay dadka daggan duleedka magaalada Muqdisho, kaamka hilaac-wanaag, midnimo waxa ay sanadkii afaraad u samaynaysaa afurin, walalaha tabaaleysan ee u baahan garab istaag bini adan-nimo shacabka somaliyeed iyo dhammaan bahda jecel Sadaqada, waxa aan ka codsanayanaa in ay walalahood soo caawiyaan.

20/03/2023
20/03/2023

Walaal Kaqeybqaado Afurinta Walaalaheena Tabaaleysan Ee Aan Heli Karin Waxay Ku Afuraan Adigoo Lakaashanaya Ururka Dhalinyarada Ee Midnimo Development Association .

Nagala Sooxariir Lambarada Shaashada Kuqoran.

Wasiirka wasaarada caafimaadka JFS mudane Ali Haji Aden iyo Gadoomiye Ku-xigeenka arrimaha bulshada ee MDA Abdulahi adam...
24/10/2022

Wasiirka wasaarada caafimaadka JFS mudane Ali Haji Aden iyo Gadoomiye Ku-xigeenka arrimaha bulshada ee MDA Abdulahi adam Shiine (Shiine soomaali) oo wakiil ah gadoomiyaha MDA iyo gadoomiyaha arrimaha bulshada MDA ayaa kulan sagootin iyo booqasho ah la qaatay Dr. Xabeeb oo maalmahanba ku xanuunsana magaalada Muqdisho waxa uuna dhawaan safar caafimaad ugu ambabixi doona dalka dibadiisa

Gadoomiye Ku-xigeenka arrimaha bulshada MDA ayaa ugu mahadceliyey guud ahaan dadkii garan istaagay Dr.Xabeeb oo mudo 42 sano ah ku jiray howlaha samafalka wuxuu bulshada soomaaliyeed ugu baaqay in ay garab istaagaan.

Address

Mogadishu

Telephone

+252614481563

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midnimo Development Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Midnimo Development Association:

Share